HomeWararCiidamada Puntland iyo Kuwa shisheeye oo wada dhaq-dhaqaaqyo ay ku soo furanayaan...

Ciidamada Puntland iyo Kuwa shisheeye oo wada dhaq-dhaqaaqyo ay ku soo furanayaan Markab lagu heesto deegaanada maamulkaasi

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Wararka aynu ka heleyno deegaano ka mid ah maamulka Puntland ayaa ku waramaya in ciidamada maamulkaas, iyo kuwo Ajaaniib ah ay wadaan howlgal ay doonayaan inay ku soo furtaan Markab Shidaal oo dhawaan kooxo Burcad-badeed ka afduubteen deegaanada maamulkaas. Saraakiisha ciidamada Puntland ayaa sheegay inay weerar ku yihiin kooxda ka danbeysay afduubka, islamarkaana ay doonayaan inay ka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka aynu ka heleyno deegaano ka mid ah maamulka Puntland ayaa ku waramaya in ciidamada maamulkaas, iyo kuwo Ajaaniib ah ay wadaan howlgal ay doonayaan inay ku soo furtaan Markab Shidaal oo dhawaan kooxo Burcad-badeed ka afduubteen deegaanada maamulkaas.

Saraakiisha ciidamada Puntland ayaa sheegay inay weerar ku yihiin kooxda ka danbeysay afduubka, islamarkaana ay doonayaan inay ka soo furtaan markabkaas kooxda Burcad-badeeda,iyagoo sheegay in howlgalo gaar ah ay socdaan laguna doonayo in markabkaasi lagu soo qabto.

- Advertisement -

Koox Burcad-badeed soomaali ah ayaa dhawaan markabkaasi ka afduubtay xeebaha Puntland, waxaana la sheegay in kooxda ay ku heysato deegaanka Caluula oo ka mid ah Puntland,iyagoo dalbanayo in laga siiyo lacag madax furasha ah.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts