HomeWarar:- Xildhibaano ka soo horjeestay ansixinta golaha wasiirada Hirshabeelle.

[Dhageysi]:- Xildhibaano ka soo horjeestay ansixinta golaha wasiirada Hirshabeelle.

Date:

Related stories

Duq magaalo oo Mexico ah oo “guursaday” yaxaas si loo raadiyo barwaaqo

Duqa magaalada San Pedro Huamelula ee Mexico ayaa ka qeybgalay xaflad dhaqameed uu “ku guursaday” yaxaas loo labisay sida aroosad, iyadoo dadka deegaanka ay rumeysan yihiin in munaasabaddan ay keento barwaaqo, roob iyo wax-soo-saar wanaagsan.

Haweeney Ruush ah oo 27 jeer uur qaaday, 69 carruur ah dhashay

Valentina Vassilyeva ayaa taariikhda lagu xusay inay 27 jeer uur qaadday, iyadoo dhashay 69 carruur ah, oo ay ku jiraan 16 laban-laab, 7 saddex-laab iyo 4 afar-laab.

The Economist oo Daaha Ka Rogtay Isbeddelka Amniga Caasimadda Soomaaliya

Warbixin cusub oo The Economist soo saartay ayaa tilmaamaysa hoos u dhac weyn oo ku yimid weerarrada Al-Shabaab ee Muqdisho, iyadoo weerarradii la diiwaangeliyay ay hoos uga dhaceen 144 ilaa 5.

Macallin Texas ah oo ooyay ka dib markii ardayda sare ay wax qori wayeen

Macallin ka tirsan dugsi sare oo Texas ah ayaa ilmeynaya kadib markii uu ka hadlay arday 17 iyo 18 jir ah oo weli la tacaalaya xirfadaha aasaasiga ah ee akhriska iyo qorista.

Saynisyahano Japan ah oo lo’ ku rinjiyeeyay si looga hortago duqsi

Saynisyahano Japan ah ayaa lo’ ku rinjiyeeyay xariijimo madow iyo caddaan ah oo u eg zebra, iyadoo tijaabadu muujisay in duqsigii ku degi jiray lo’da uu hoos u dhacay qiyaastii 50%. Tags:

Xildhibaan C/raxmaan Iidoow oo wareysi siiyay Idaacada dalsan kedib ansixintii golaha wasiirada maamulka Hirshabelle ayaa sheegay in aysan sharci aheyn habka ay u dhacday codka la siiyay wasiirada. C/raxmaan Iidoow ayaa cadeyay in Ajandaaha laga doodi lahaanta uusan aheyn meel marinta golaha wasiirada lkn ay aheyd ka doodista Xeer hoosaadka baarlamaanka waxaana uu eedeyay gudoomiyaha […]

- Advertisement -

Xildhibaan C/raxmaan Iidoow oo wareysi siiyay Idaacada dalsan kedib ansixintii golaha wasiirada maamulka Hirshabelle ayaa sheegay in aysan sharci aheyn habka ay u dhacday codka la siiyay wasiirada.

C/raxmaan Iidoow ayaa cadeyay in Ajandaaha laga doodi lahaanta uusan aheyn meel marinta golaha wasiirada lkn ay aheyd ka doodista Xeer hoosaadka baarlamaanka waxaana uu eedeyay gudoomiyaha baarlamaanka.

- Advertisement -

Waxa la wediiyay sababta uu ku diidanyahay codka la siiyay wasiirada waxaana uu sheegay in aysan soo marin sharci tiradooduna ay aad u badantahay oo uu san maamulkoodu qaadin karin tirada wasiirada intaa la’eg.

Halkaan Ka Dhageyso Wareysiga xildhibaan Cabdi Raxmaan Iidoow.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories