HomeWararDEG-DEG:- AMISOM oo duqeysay saldhigyo Alshabab ay ku lehiyihiin Sh/dhexe

DEG-DEG:- AMISOM oo duqeysay saldhigyo Alshabab ay ku lehiyihiin Sh/dhexe

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Warar goor dhow naga soo gaaray degaano hoostaga degmada Mahaddaay ee gobalka Sh/dhexe ayaa sheegaya in ciidamada AMISOM ay duqeyeen saldhigyo dhaqa-dhaqaaqa shabab ee isla gobalka. Dadka degaanka ayaa shegay in ay maqleen dhawaqa madaafiicda ay tuurayeen ciidamada AMISOM,lama oga khasaaraha ila iyo haatan lkn waxa la xaqiijiyay in dhowr madfac ay tuureen Amisom. Wixii […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Warar goor dhow naga soo gaaray degaano hoostaga degmada Mahaddaay ee gobalka Sh/dhexe ayaa sheegaya in ciidamada AMISOM ay duqeyeen saldhigyo dhaqa-dhaqaaqa shabab ee isla gobalka.

Dadka degaanka ayaa shegay in ay maqleen dhawaqa madaafiicda ay tuurayeen ciidamada AMISOM,lama oga khasaaraha ila iyo haatan lkn waxa la xaqiijiyay in dhowr madfac ay tuureen Amisom.

- Advertisement -

Wixii ka soo kordha halkaan ayaan idin kugu soo gudbin doonaa,mar kasta ku xirnoon Bogeyna,si aad u hesho warar xaqiiqa ah.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts