HomeWarar{Dhageysi]:-Wasiirka Amniga Puntland oo amar ku bixiyay in la toogto Alshabab-ka ku...

{Dhageysi]:-Wasiirka Amniga Puntland oo amar ku bixiyay in la toogto Alshabab-ka ku jira Xabsiyadooda.

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Wasiirka Amniga maamulka Puntland Cabdi Xirsi Cali Qarjab oo la hadlay Warbaahinta ayaa amar ku bixiyay in toogto dhamaan Xubnaha ka tirsan Alshabab eek u jira xabsiyada mamulka Puntland. Waxa uu sheegay in dhibaato ay ku hayaan degaanada maamulkooda isla markaana sida ugu dhaqsiyaha badan ay u tooganayaan dhalinyarada ka tirsan Dhadhaqaqa alshabab ee maxkamaduhu […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wasiirka Amniga maamulka Puntland Cabdi Xirsi Cali Qarjab oo la hadlay Warbaahinta ayaa amar ku bixiyay in toogto dhamaan Xubnaha ka tirsan Alshabab eek u jira xabsiyada mamulka Puntland.

Waxa uu sheegay in dhibaato ay ku hayaan degaanada maamulkooda isla markaana sida ugu dhaqsiyaha badan ay u tooganayaan dhalinyarada ka tirsan Dhadhaqaqa alshabab ee maxkamaduhu Xukumeen.

- Advertisement -

Puntland aya dagaalo ka dhacay degaanada Puntland waxa ay ku qabteen maxaabis Shabab ah waxaana intaa kedib Xukuntay maxkamad halkaas oo ay hatan ku jiraan hase Ahatee Wasaaradda Amniga Puntland aya shegatay in la tooganayo.

Halkaan Ka Dhageyso Codka.

 

- Advertisement -

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts