HomeWararAqoonyahan Xassan Xeyle"Nidaamka federaalka waa mid kamid ah caqabadaha horyaala Madaxweynaha Cusub"

Aqoonyahan Xassan Xeyle”Nidaamka federaalka waa mid kamid ah caqabadaha horyaala Madaxweynaha Cusub”

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Aqoonyahan Dr Xasan Xeyle oo ka faalooda arimaha siyaasada Somalida iyo Carabta kuna sugan dalka Sacuudiga ayaa wareysi uu siiyay Redio Dalsan waxa uu kaga hadlay Fursadaha horyaala Madaxweyne Farmaajo iyo caqabadaha uu wajahayo. Dr Xeyle ayaa sheegay in caqabada koowaad ay tahay nidaamka federaalisamka oo uu sheegay in taasi ay dhibaato ku noqon doonto […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Aqoonyahan Dr Xasan Xeyle oo ka faalooda arimaha siyaasada Somalida iyo Carabta kuna sugan dalka Sacuudiga ayaa wareysi uu siiyay Redio Dalsan waxa uu kaga hadlay Fursadaha horyaala Madaxweyne Farmaajo iyo caqabadaha uu wajahayo.

Dr Xeyle ayaa sheegay in caqabada koowaad ay tahay nidaamka federaalisamka oo uu sheegay in taasi ay dhibaato ku noqon doonto in dowladiisa ay talaabo hormarineed qaado waxaana uu soo jeediyay in la joojiyo ooraahda Madaxweyneyaasha Maamul-Goboleedyada.

- Advertisement -

Madaxweyne Maxamed C/llahi Faraajo ayaa xafiiska la wareegay 16-kii bishan waxaana iminka uu ku howlanyahay wadatashiyo la xiriira magacaabista Raisul Wasaaraha.

Halkan ka dhageyso Wareysiga Dr Xasan Xeyle:

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts