HomeWarar(DEGDEG): Ciiddanka Milliteriga ee DFS oo lagu amray inay ka wada baxaan...

(DEGDEG): Ciiddanka Milliteriga ee DFS oo lagu amray inay ka wada baxaan magaalladda Muqdisho.

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Taliyaha Ciiddanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed S/Gaas Maxamed Aadan Axmed ayaa amar ku siiyey dhamaan Ciiddanka XDS inay ka wada baxaan Muqdisho, kuna laabtaan Xerooyinka ay rigliga ku ahaayeen. Taliyaha ayaa hadalkaasi ku sheegay mar uu si toos ah uga hadlayey Telefishinka Qaranka ee SNTV, wuxuuna sheegay in la joojiyo Rasaasta micno la’aanta loo ridayo. “Rasaasta […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Taliyaha Ciiddanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed S/Gaas Maxamed Aadan Axmed ayaa amar ku siiyey dhamaan Ciiddanka XDS inay ka wada baxaan Muqdisho, kuna laabtaan Xerooyinka ay rigliga ku ahaayeen.

Taliyaha ayaa hadalkaasi ku sheegay mar uu si toos ah uga hadlayey Telefishinka Qaranka ee SNTV, wuxuuna sheegay in la joojiyo Rasaasta micno la’aanta loo ridayo.

- Advertisement -

“Rasaasta aad rideysaan waa Hanti Qaran, loona baahan yahay inaan si micno la’aan loo ridin” ayuu yiri Taliyaha oo ugu baaqay Ciiddanka inay dhowraan Ammaanka Guud.

Hadalka Taliyaha ayaa ku soo beegmay iyadoo ay Kumanaan Ciiddamo ku hubeysan Gaadiidka Dagaalka iyo Hubka Fudud soo buux dhaafiyeen gudaha Muqdisho, kadib, markii Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo shalay loo doortay Xilkaasi.

Ciiddanka ayaa waxay iyagoo faraxsan kor u ridayaan Rasaasta Culus iyo kuwa Fudud. Iyagoo sheegaya inay ku faraxsan yihiin Doorashadda Madaxweyne Farmaajo.

- Advertisement -

Ma kala cadda inay Ciiddanka XDS  u dhega nuglaan doonaan Amarka Taliyaha Ciiddanka XDS iyo in kale.

©Radio Dalsan

 .

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts