HomeWararXubnaha Golaha Ammaanka ee QM oo Shir Degdeg ah ka yeelanaya Gantaal...

Xubnaha Golaha Ammaanka ee QM oo Shir Degdeg ah ka yeelanaya Gantaal ay Iiraan tijaabisay.

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Dowladda Maraykanka ayaa codsatay Kulankaasi, kadib, markii ay Milliteriga Iiraan tijaabiyeen Gantaal Balaastik oo ridada dhexe ah. Tallaabadda ay Dowladda Maraykanka ay Kiiskaasi ugu gudbisay Golaha Ammaanka ee QM waxaa gadaal ka riixayo Ra’isul-wasaaraha Yuhuudda, Benjamiin Netenyaahu oo walaac xooggan ka muujyey Tijaabadda Iiraan. Waxa uu sheegay inuu Madaxweynaha Maraykanka, Donald Trump kala hadli doono […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Dowladda Maraykanka ayaa codsatay Kulankaasi, kadib, markii ay Milliteriga Iiraan tijaabiyeen Gantaal Balaastik oo ridada dhexe ah.

Tallaabadda ay Dowladda Maraykanka ay Kiiskaasi ugu gudbisay Golaha Ammaanka ee QM waxaa gadaal ka riixayo Ra’isul-wasaaraha Yuhuudda, Benjamiin Netenyaahu oo walaac xooggan ka muujyey Tijaabadda Iiraan.

- Advertisement -

Waxa uu sheegay inuu Madaxweynaha Maraykanka, Donald Trump kala hadli doono arrinkaasi, marka ay bisha soo socota ee February 14-da kulan ku yeeshaan Aqalka Cad ee magaalladda Washington.

- Advertisement -

©Radio Dalsan

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts