HomeWarar(Magacyadda): Murashixiin Madaxweyne maanta u madalsana Dood-wadaag oo ka biyo diiday in...

(Magacyadda): Murashixiin Madaxweyne maanta u madalsana Dood-wadaag oo ka biyo diiday in la faaf-reebo Doodahooda.

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

  12 Murashax Madaxweyne oo maanta la doonayey inay Dood-wadaag ku dhex marto Madasha Golaha Shacbiga ayaa baaqday, kadib, markii la isku fahmi waayey qaabka loo tebin lahaa Doodooda. Murashixiinta waxay codsadeen in Doodda si toos ah looga baahiyo Telefishinadda iyo Idaacadaha, balse, Guddiga Doorashadda ayaa ka biyo diiday inay Suuxfiyiinta Warbaahinadda Madaxa-bannaan soo galaan […]

- Advertisement -
- Advertisement -

 

12 Murashax Madaxweyne oo maanta la doonayey inay Dood-wadaag ku dhex marto Madasha Golaha Shacbiga ayaa baaqday, kadib, markii la isku fahmi waayey qaabka loo tebin lahaa Doodooda.

- Advertisement -

Murashixiinta waxay codsadeen in Doodda si toos ah looga baahiyo Telefishinadda iyo Idaacadaha, balse, Guddiga Doorashadda ayaa ka biyo diiday inay Suuxfiyiinta Warbaahinadda Madaxa-bannaan soo galaan Madasha si ay u baahiyaan Doodaha Murashixiinta.

Ilo-wadareedyo ayaa u xaqiijiyey Radio Dalsan inay Murashixiinta joojiyeen Doodda, kadib, markii lagu soo wargeliyey inaan si Toos ah looga daawanaynin Telefishinadda, sida uu qorshuhu ahaa.

- Advertisement -

Murashixiinta oo Aragti ahaan mideysan ayaa isla qaatay go’aan ay kaga baxeen Madasha Doodda, waxayna sheegeen inaysan oggolaan karin in Doodahooda la duubno, kadibna Telefishinka Qaranka ee SNTV laga baahiyo.

Murashixiinta waxay si wadajir ah kaga baxeen Madasha, waxayna qaadaceen Dood-wadaagii lagu madalsanaa.

12-ka Murashax Madaxweyne ee maanta ka wada baxay Madasha Golaha Shacbiga waxay ka mid ah : Sheekh Shariif Sheekh Axmed, C/raxmaan  Sheekh Maxamed Faroole, C/raxmaan C/shakuur Warsame, Maxamuud Axmed Nuur “Tarzan”,  Zakariye Xaaji Cabdi, C/naasir Maxamed Cabdulle, Bashiir Raage Shiiraar, Saciid Ciise Maxamuud iyo Saciid C/llaahi Dani,

 

©Radio Dalsan

 

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts