HomeWararDEGDEG: Adeegga Internet-ka ee Muqdisho oo dib u soo laabtay.

DEGDEG: Adeegga Internet-ka ee Muqdisho oo dib u soo laabtay.

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Duhurnimaddii maanta ayaa waxaa dib loo helay Adeegii Internet-ka, kaasi oo gebbi ahaan Muqdisho ka go’naa tan iyo Fiidnimadii xalay. Xaallad jahwareer ayaana gelinkii hore ee saakayto laga dareemay maqnaanshaha Internet-ka, wuxuuna saamayn ku yeeshay Hay’adaha Dowladda, kuwa aan Dowliga ahayn, Warbaahinadda, Shirkadaha Ganacsiga, Xawaaladaha, Diyaaradaha iyo gebbi ahaan macaamiisha kale ee Internet-ka. Xarumaha Inter […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Duhurnimaddii maanta ayaa waxaa dib loo helay Adeegii Internet-ka, kaasi oo gebbi ahaan Muqdisho ka go’naa tan iyo Fiidnimadii xalay.

Xaallad jahwareer ayaana gelinkii hore ee saakayto laga dareemay maqnaanshaha Internet-ka, wuxuuna saamayn ku yeeshay Hay’adaha Dowladda, kuwa aan Dowliga ahayn, Warbaahinadda, Shirkadaha Ganacsiga, Xawaaladaha, Diyaaradaha iyo gebbi ahaan macaamiisha kale ee Internet-ka.

- Advertisement -

Xarumaha Inter café-yadda ee Muqdisho ayaa saakayto haawanayey, marka laga reebo kuwo fara-ku-tiris ah oo ku yaalla Degmadda Xamar-weyne.

Shirkadaha bixiya Internet-ka oo aan la xiriirnay ayaa inoo sheegay in hawl ballaarin ah lagu hayey Khadka Internetka  ee Fibre Optic ee soo dhex mara Badweynta Hindiya.

- Advertisement -

Si kastaba ha ahaatee, Dadka Reer Muqdisho oo keliya ma saamaynin Adeegga Internet-ka ee saakayto la la’aa, waxaana jirta in inta badan Goballadda Koonfurta Somalia ka jirtay baahida dhinaca Adeegga Internet-ka oo si xoogan ugu laran nolol-maalmeedka Aadanaha.

©Radio Dalsan

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts