HomeWararGuddiga Qabanqaabada Doorashadda Barlamaanka oo soo bandhigtay Liiska Murashixiinta Guddoonka Barlamaanka.

Guddiga Qabanqaabada Doorashadda Barlamaanka oo soo bandhigtay Liiska Murashixiinta Guddoonka Barlamaanka.

Date:

Related stories

Afrika oo Wajahaysa Caqabad Cusub oo Amni

Maalgelinta nabad ilaalinta oo hoos u dhacaysa ayaa Afrika ku qasbaysa inay dib u qaabayso hawlgallada amniga.

Burcad-badeedda Soomaaliya oo Dib u Soo Laabatay: Khatar Cusub

Burcad-badeedda Soomaaliya oo dib u soo laabatay, iyadoo khatar cusub ku ah maraakiibta gobolka.

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

22 Murashax ayaa la sheegay inay isku diiwaan geliyeen Doorashadda Labada Guddoomiye ee Barlamaanka iyo Kuxigeenadiisa, sida lagu sheegay Qoraal ka soo baxay Xoghaynta Guddiga Doorashadaasi. Guddoomiyihii BFS, Prof. Maxamed Sheekh Cusmaan iyo qaar ka mid ah Kuxigeenadiisa ayaa ka mid ah dadka loolanka ugu jira Xilka Guddoomiyaha Aqalka Hoose ee Barlamaanka ee loo yaqaano […]

- Advertisement -
- Advertisement -

22 Murashax ayaa la sheegay inay isku diiwaan geliyeen Doorashadda Labada Guddoomiye ee Barlamaanka iyo Kuxigeenadiisa, sida lagu sheegay Qoraal ka soo baxay Xoghaynta Guddiga Doorashadaasi.

Guddoomiyihii BFS, Prof. Maxamed Sheekh Cusmaan iyo qaar ka mid ah Kuxigeenadiisa ayaa ka mid ah dadka loolanka ugu jira Xilka Guddoomiyaha Aqalka Hoose ee Barlamaanka ee loo yaqaano Golaha Shacbiga Qaranka.

- Advertisement -

Halkan ka akhriso Liiska Murashixiinta u tartami doonta Guddoonka Labada Aqal ee Barlamaanka Cusub.

©Radfio Dalsan

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts