HomeTagsXulka Wararka

Tag: Xulka Wararka

spot_imgspot_img

Dowladda Federaalka Soomaaliya oo Bilowday Qorshe Ballaaran oo Looga Hortagayo Fatahaadaha

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa billowday qorshe ballaaran oo lagu xoojinayo diyaar garowga fatahaadaha, iyadoo gargaar iyo qorshe degdeg ah loo diyaariyey bulshada nugul.

15 Heshiis Caalami ah oo Soomaaliya Hal Mar Ku Diiwaangelisay Arrimaha Badaha

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa safar shaqo oo London iyo Istanbul ah ku gaartay guul taariikhi ah, iyadoo 15 heshiis oo caalami ah oo la xiriira arrimaha badaha hal mar lagu diiwaangeliyey.

Dhiirrigelin iyo Qiimeyn Amni oo Wasiirka Gaashaandhigu ku sameeyay Ceeldheer

(Ceeldheer, 05/07/2026) – Waxaan maanta halkaan ku joognaa degmada Ceeldheer ee gobolka Galgaduud, halkaas oo uu kormeer shaqo ku yimid Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda...

Mareykanku ma taageeri doonaa Qorshaha Isbeddelka Somalia ? Beenebeene oo Rome kula hadlay!

Soomaaliya iyo Mareykanka oo iska kaashanaya bani'aadannimada Rome, 25 Juun 2026 – Wasiirka Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha XFS, Mudane Maxamuud C. Sheekh Faarax (Beenebeene), ayaa...

Qoor Qoor iyo Mahad oo isfaham hordhac ah ka gaaray doorashada Galmudug

Qoor Qoor iyo Mahad oo isfaham hordhac ah ka gaaray doorashada Galmudug Dhuusamareeb, 23 Juun 2026 – Madaxweynaha Dowladda Galmudug, Mudane Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor),...

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Qabatay Kulankii Ugu Horreeyay ee Kooxda Farsamada ee Xargaha Badda Hoosteeda Mara

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Qabatay Kulankii Ugu Horreeyay ee Kooxda Farsamada ee Xargaha Badda Hoosteeda Mara Nayroobi, Kenya – 22 Juun 2026 – Hay’adda Isgaarsiinta...

Guddoonka Baarlamaanka oo ka hadlay furitaanka Kalfadhiga 8-aad

Guddoonka Baarlamaanka oo diyaarinaya kalfadhiga 8-aad Muqdisho, 22 Juun 2026 – Guddoonka labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan ku yeeshay hoyga Guddoomiyaha...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img