HomeTagsSomaliland

Tag: Somaliland

spot_imgspot_img

Doorasho, Dastuur iyo Somaliland: Maxaa Muqdisho Ka Socda?

Soomaaliya ayaa wajahaysa muran siyaasadeed oo xooggan oo ku saabsan doorashooyinka, wax-ka-beddellada dastuurka, muddo-xileedyada hay’adaha dowladda iyo xiriirka Muqdisho la leedahay dhinacyada siyaasadda.

Elections, the Constitution, and Somaliland: What Is Happening in Mogadishu?

Somalia is facing intense political dispute regarding elections, constitutional amendments, the tenure of government institutions, and Mogadishu's relations with political stakeholders.

Cirro iyo Trump: Kulankii Washington Ka Dhici Waayay iyo sababta

Cirro oo booqashadiisii Mareykanka ku soo gabagabeeyay isaga oo aan la kulmin Trump, isla markaana aan helin ballanqaad rasmi ah oo aqoonsi.

Xukuumada Somalia oo cambaareeyay booqashada Somaliland ee Falastiin

Xamsa oo cambaareeyay booqashada Somaliland ee Falastiin Muqdisho, Khamiis 18 Juun 2026 – Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa, kaas oo...

Somaliland oo diyaargarowga ugu jirta cudurka Ebola

Somaliland oo diyaargarowga Ebola xoojinaysa Hargeysa, 31 May 2026 – Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Xuseen Bashiir Xirsi, ayaa maanta shir guddoomiyay kulan muhiim...

 Israa’iil oo soo dhaweysay safaaradda Somaliland ee Jerusalem

Tel Aviv, 20 May 2026 – Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Israa’iil, Mudane Gideon Sa’ar, ayaa maanta soo dhaweeyay go’aanka Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro,...

Deni Faces Criticism Over Somaliland Secession Push

Somalia’s Interior Minister Ali Yusuf Ali (Xoosh) on Tuesday indirectly rebuked Puntland President Said Abdullahi Deni after a Puntland delegation attended Somaliland’s 18 May...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img