HomeTagsMogadishu

Tag: Mogadishu

spot_imgspot_img

Toogasho Ka Dhacday Mareykanka oo Carruur Badan Lagu Laayay

Ugu yaraan afar qof, oo ay ku jiraan saddex carruur ah

National electoral comm​ission begins​ vot‌er card di⁠stribution in Hodan distri‍ct

The National Electoral Commission (NEC) and Boundaries Committee have begun distributing voter registration cards in Hodan District, part of ongoing preparations for the upcoming local elections. Residents, including people with special needs, praised the commission for ensuring accessible and inclusive services, ahead of the Banadir Regional Council elections scheduled for the 25th of next month.

Maxaa looga hadlay kulanka xalay ee Madasha Mucaaradka?

Magaalada mogdisho ayaa xalay..........

Daadad ku dhuftay Aasiya oo ay ku dhinteen 600 qof

Roobab mahiigaan ah ayaa sababay daadad iyo dhul-go’ ka dhacay qeybo badan oo Koonfurta Aasiya ah, iyadoo ku dhowaad 600 qof ay noloshooda ku waayeen. Roobabka dabaylaha wata ee ka dhashay dabaylaha kulaylaha ayaa horseeday daadadkii ugu xumaa ee gobolka soo mara sanado badan, taasoo saameysay malaayiin qof oo ku nool Indonesia, Malaysia, Thailand iyo Sri Lanka. Roobab xooggan ayaa Arbacadii ka bilaabmay jasiiradda Sumatra ee Indonesia. “Intii daadadku socdeen, wax walba waa ay tageen,” ayuu yiri qof deggan Bireuen oo ka tirsan gobolka Aceh, sida uu u sheegay Reuters. “Waxaan rabay inaan badbaadiyo dharkayga, laakiin gurigaygii ayaa dumay.” Iyadoo boqollaal qof weli la la’yahay, waxaa laga cabsi qabaa in tirada dhimashadu korortay. Kumannaan qof ayaa wali go’doonsan, qaarna waxay sugayaan samatabixin iyagoo ku jira meelo sare. Duufaan gaar ah oo dhif ah, laguna magacaabo Senyar, ayaa sidoo kale sababay dhul-go’ iyo daadad xooggan oo ku dhuftay Indonesia, iyadoo guryo badan cagta la mariyey, kumannaan dhismeyaal ahna ay hoos galeen biyaha.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img