HomeWararMaxkamadda Racfaanka Galgaduud oo xukun dil toogasho ah ku riday laba eedeysane

Maxkamadda Racfaanka Galgaduud oo xukun dil toogasho ah ku riday laba eedeysane

Date:

Related stories

Somalia Gives Referee Omar Artan a Hero’s Welcome After U.S. Entry Denial

“What happened will not disappoint me, and I promise you that I will participate in the 2030 World Cup,” he said. He also urged Somali youth not to lose faith in their country or their passport.

Musharax Galmudug Liban Axmed oo $50,000 ku wareejiyay garsoore Cumar Artan

Musharax Galmudug oo $50,000 ku wareejiyay garsoore Cumar Artan Muqdisho,...

Aadan Madoobe oo xilka la wareegay Koonfur Galbeed

Aadan Madoobe oo xilka la wareegay Koonfur Galbeed Baydhabo, 11...

Taliyeyaasha SNA & Booliiska oo kormeeray TURKSOM

Taliyeyaasha ciidamada oo kormeeray Kulliyadda TURKSOM Muqdisho, 11 Juun 2026 –...
- Advertisement -

Maxkamadda Racfaanka Gobolka Galgaduud ayaa goordhow xukun dil toogasho ah ku riday laba eedeysane oo loo haystay kiiska naxdinta lahaa ee dilka hooyo iyo saddex gabdhood oo ay dhashay, kuwaas oo bishii hore lagu dilay deegaanka hoostaga Qaayib.

Labada eedeysane ee la xukumay ayaa kala ah Cabdi Cismaan Cabdullaahi Galad iyo Axmed Xuseen. Sidoo kale, eedeysane Ayub Maxamed Cabdi ayaa lagu xukumay xabsi dhan 5 sano.

- Advertisement -

Goobta dhageysiga ayaa si weyn loo adkeeyay, iyadoo ka qeybgalaya xubno ka tirsan maamulka gobolka, saraakiil ciidan, ehelada dhibbanayaasha, iyo qoysaska eedeysanayaasha.

Kiiskan ayaa noqday mid si weyn ay shacabka Soomaaliyeed ula socdaan, gaar ahaan bulshada Galgaduud, maadaama uu ka mid yahay dhacdooyinkii ugu murugada badnaa ee sanadkan la diiwaangeliyay.

Maxkamaddu waxay sheegtay in xukunka uu yahay mid caddaalad u horseedaya qoyska dhibbanayaasha iyo bulshada ku nool Galgaduud.

Latest stories