HomeTagsMidowga Afrika

Tag: Midowga Afrika

spot_imgspot_img

Afrika oo Wajahaysa Caqabad Cusub oo Amni

Maalgelinta nabad ilaalinta oo hoos u dhacaysa ayaa Afrika ku qasbaysa inay dib u qaabayso hawlgallada amniga.

Beesha Caalamka Oo Warbixin Ka Heshay Doorashada Soomaaliya

Guddiga Madax-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka ayaa Muqdisho kulan xogsiin ah kula yeeshay safiirrada iyo wakiillada beesha caalamka,

Ciidanka Itoobiya oo baneeyay Buurhakaba, Soomaaliya oo la wareegtay amniga

Ciidamada Itoobiya ee qaybta ka ah howlgalka AUSSOM ayaa ka baxay magaalada Buurhakaba kadib ku dhawaad 12 sano, iyadoo amniga magaalada lagu wareejiyay ciidamada Soomaaliya.

Soomaaliya oo shirka Baarlamaanka Afrika ka soo jeeda

Xildhibaano Soomaaliyeed ayaa ka qeyb galaya shirka Baarlamaanka Afrika ee Koonfur Afrika, iyagoo kaga qeyb qaadanaya doodaha ku saabsan biyaha, nabadaynta, iyo isdhexgalka qaaradda.

Midowga Afrika oo ku baaqay hal cod oo adduunka ah

Libreville, 20 May 2026 – Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika (AU), Mudane Maxamuud Cali Yuusuf, ayaa maanta si rasmi ah u furay shir albaabada u xiran...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img