HomeWarar

Warar

spot_imgspot_img

Soomaaliya Iyo Türkiye Oo Muqdisho Ku...

Soomaaliya iyo Türkiye ayaa Muqdisho ku xusay 104-guurada Maalinta Guusha, iyadoo munaasabadda lagu muujiyay xiriirka iyo iskaashiga sii xoogaysanaya ee labada dal.

Pheromone Maxxing:Rag Ka Taga Qubayska Si...

Dhaqan cusub oo TikTok ku faafaya ayaa ragga qaar ku dhiirrigelinaya inay iska dhaafaan qubayska iyo deodorant-ka, iyagoo aaminsan in urta dabiiciga ah ay kordhin karto soo jiidashada.

Xasuuqii Rwanda: Nin Xabsi Daa’in Lagu...

Maxkamad ku taalla The Hague ayaa xabsi daa’in ku xukuntay muwaaddin Rwanda ah oo lagu helay dambiyo la xiriira xasuuqii 1994, kaddib baaritaan socday sannado iyo marqaatiyo badan oo la dhageystay.

Xildhibaan Aqalka Sare Ah Oo Dalbaday...

Aqalka Sare ka muujiyay diidmo, isagoo sheegay in muddo-xileedkii dowladda uu dhammaaday, isla markaana loo baahan yahay in dalka loo diyaariyo doorasho.

Soomaaliya Oo Ka Qayb Gashay Shirka...

Wafdi uu hoggaaminayo Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Waxbarashada Soomaaliya ayaa Nairobi kaga qayb galay shirka labaad ee waxbarashada EAC, kaas oo diiradda lagu saaray maalgelinta waxbarashada, tababarka macallimiinta iyo horumarinta nidaamyada waxbarashada gobolka.

Soomaaliya Oo Diyaarinaysa Lacag Cusub 35...

Dowladda Soomaaliya ayaa diyaarinaysa soo saarista Shilling Soomaali cusub, iyadoo Baanka Dhexe uu sheegay in qorshuhu marayo heer sare, xilli lacagihii hore ay si weyn u duugoobeen, ganacsatada qaarna ay bilaabeen inay diidaan.

Khutbaddii Jumcaha Oo Isu Beddeshay Geeri...

Imaam ka tirsan masaajid ku yaalla Marooko ayaa la sheegay inuu ku geeriyooday mimbarka isagoo jeedinaya khutbaddii Jumcaha, dhacdo lama filaan ah oo si weyn u taabatay dadkii masaajidka ku sugnaa.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img