HomeMaqalDhageyso:-Maamulka Gobolka Hiiraan oo amar ku soo rogay Shacabka Gobolkaas

Dhageyso:-Maamulka Gobolka Hiiraan oo amar ku soo rogay Shacabka Gobolkaas

Date:

Related stories

5 Waxyaabood Oo Raggu Si Qarsoodi Ah Uga Filayaan Xaasaskooda

Xiriirka guurka waxaa xoojiya waxyaabo yaryar oo mararka qaar aan si toos ah loo sheegin. Halkan ka ogow 5 arrimood oo rag badan ay jecel yihiin inay ka helaan xaasaskooda.

Doon Qorrax Ku Shaqaysa Oo 3,106 Mayl Safartay

Safare Finnish ah ayaa dhammeystay safar badeed oo 3,106 mayl ah, isagoo adeegsanaya doon uu isagu dhisay oo ku shaqaysa tamarta qorraxda oo keliya, iyadoo aan loo adeegsan shidaal dhaqameed.

Cali Jeyte Cismaan Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan ayaa soo saaray amar ku socda Shacabka ku nool Gobolkaas kaas oo ku saabsan in Geedka loo yaqaano (Geed Yahuud) dadka qaarkiisna u yaqaanaan ( Cali Garoobka) qof walba uu hoygiisa ka jaro. Gudoomiyaha ayaa si gaar ah ugu dalbaday dadka leh dhulalka banaan ee ku yaalo Duleedka Magaalada […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Cali Jeyte Cismaan Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan ayaa soo saaray amar ku socda Shacabka ku nool Gobolkaas kaas oo ku saabsan in Geedka loo yaqaano (Geed Yahuud) dadka qaarkiisna u yaqaanaan ( Cali Garoobka) qof walba uu hoygiisa ka jaro.

Gudoomiyaha ayaa si gaar ah ugu dalbaday dadka leh dhulalka banaan ee ku yaalo Duleedka Magaalada Baladweyne in ay si deg deg ah ay uga Jaraan Geedkaasi Madaama sida uu sheegey uu Gabaad u noqday Kooxaha dhibaateeya shacabka sida uu hadalka u dhigay.

- Advertisement -

Waxa uu sheegay in cid alaala cidii amarka uu soo saaray Maamulka Gobolka Hiiraan fulin weysa uu tallaabo shric ah ka qaadi doono isla markaana u aqoonsan doonaan in ay u Shaqeeyaan Cadawga sida uu sheegay Gudoomiye Jeyte.

Hoos Ka Dhageyso Codka Gudoomiye Jeyte.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts