HomeMaqalDhageyso:-Hay’addaha Amniga oo Gubay Dawooyin Dhacay iyo Qalab Caafimaad+Sawirro

Dhageyso:-Hay’addaha Amniga oo Gubay Dawooyin Dhacay iyo Qalab Caafimaad+Sawirro

Date:

Related stories

5 Waxyaabood Oo Raggu Si Qarsoodi Ah Uga Filayaan Xaasaskooda

Xiriirka guurka waxaa xoojiya waxyaabo yaryar oo mararka qaar aan si toos ah loo sheegin. Halkan ka ogow 5 arrimood oo rag badan ay jecel yihiin inay ka helaan xaasaskooda.

Doon Qorrax Ku Shaqaysa Oo 3,106 Mayl Safartay

Safare Finnish ah ayaa dhammeystay safar badeed oo 3,106 mayl ah, isagoo adeegsanaya doon uu isagu dhisay oo ku shaqaysa tamarta qorraxda oo keliya, iyadoo aan loo adeegsan shidaal dhaqameed.

Dawooyinkaan iyo Qalabka Caafimaad ayaa Maamulka Gobolka Banaadir waxaa uu Maanta ku gubay Goob fagaaro ah oo ku taala duleedka degmada Kaaraan  gaar haan deegaanka Gubadleey. Goobta lagu gubayay Dawooyinka dhacay iyo Qalabka Caafimad ayaa waxaa ku sugnaa Masuuliyiin ay ka mid ahaayeen Agaasimaha Waaxda Caafimaadka gobolka Banaadir Dr Cabdullaahi Xasan Maxamed (Nuune) iyo Afhayeenka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Dawooyinkaan iyo Qalabka Caafimaad ayaa Maamulka Gobolka Banaadir waxaa uu Maanta ku gubay Goob fagaaro ah oo ku taala duleedka degmada Kaaraan  gaar haan deegaanka Gubadleey.

Goobta lagu gubayay Dawooyinka dhacay iyo Qalabka Caafimad ayaa waxaa ku sugnaa Masuuliyiin ay ka mid ahaayeen Agaasimaha Waaxda Caafimaadka gobolka Banaadir Dr Cabdullaahi Xasan Maxamed (Nuune) iyo Afhayeenka Gobolka Cabdifitaax Cumar Xalane iyo Saraakiil ka socotay laamaha Amniga Soomaaliya.

- Advertisement -

Dawooyinkaan iyo Qalabkaan Sheybaarka wax lagu baaro ah ayaa waxaa dalka horay u Keenay Hay’ad laga leeyahay dalka Ingiriiska ayna u soo marsiiyay Hay’addo kale,waxaana baaritaano lagu sameeyay kadib laga soo saaray kuwo dhacay iyo Qalab aan wanaagsaneyn kuwaas oo Maanta la gubay sida uu Goobta ka sheegay Agaasimaha Waaxda Caafimaadka gobolka Banaadir Dr Cabdullaahi Xasan Maxamed (Nuune).

Waxa uu sheegay Agaasimaha in Gobolka Banaadir Waaxda Fayadhowrka ee Dekada ay u taagan yihiin in ay Bulshada Soomaaliyeed ka badbaadiyaan dadka waxyaabaha qatarta ku ah dalka soo gelinaya.

Dhinaca kale Afhayeenka Maamulka Gobolka Banaadir ayaa uga digay in dalka lasoo geliyo waxyaabo dhacay,waxa uuna sheegay in cidii lagu arkayaa iyada oo dalka soo gelinaysa waxyaabo dhacay ay tahay cadaw.

- Advertisement -

Qoraa Cabduqaadir Jakaarta

Hoos Ka Dhageyso Codadka labada Masuul kana Daawo Sawirrada.

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts