HomeMaqalDhageyso:-Dad loo qabtay dilka Gudoomiyihii hore ee D/Buulo-Burde

Dhageyso:-Dad loo qabtay dilka Gudoomiyihii hore ee D/Buulo-Burde

Date:

Related stories

5 Waxyaabood Oo Raggu Si Qarsoodi Ah Uga Filayaan Xaasaskooda

Xiriirka guurka waxaa xoojiya waxyaabo yaryar oo mararka qaar aan si toos ah loo sheegin. Halkan ka ogow 5 arrimood oo rag badan ay jecel yihiin inay ka helaan xaasaskooda.

Doon Qorrax Ku Shaqaysa Oo 3,106 Mayl Safartay

Safare Finnish ah ayaa dhammeystay safar badeed oo 3,106 mayl ah, isagoo adeegsanaya doon uu isagu dhisay oo ku shaqaysa tamarta qorraxda oo keliya, iyadoo aan loo adeegsan shidaal dhaqameed.

Taliye ku xigeenka Ciidamada Booliiska Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobalka Hiiraan Isaaq Cali Cabdulle oo la hadlay Warbaahinta Dowladda ayaa sheegay in ay gacanta kusoo dhigeen eedaysanayaal lagu tuhmayo in ay ka dambeeyeen dilkii Gudoomiyihii hore ee Degmada Buule barde ee Gobolka Hiiraan hadana ka mid ahaa Culimadda Magaalada Baladweyne. Taliye Isaaq Cali Cabdulle ayaa […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Taliye ku xigeenka Ciidamada Booliiska Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobalka Hiiraan Isaaq Cali Cabdulle oo la hadlay Warbaahinta Dowladda ayaa sheegay in ay gacanta kusoo dhigeen eedaysanayaal lagu tuhmayo in ay ka dambeeyeen dilkii Gudoomiyihii hore ee Degmada Buule barde ee Gobolka Hiiraan hadana ka mid ahaa Culimadda Magaalada Baladweyne.

Taliye Isaaq Cali Cabdulle ayaa hadalkiisa intaasi ku daray in hada ay gacanta ku hayaan ilaa Afar ruux oo loo haysto falalka amni daro ee ka dhaca Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobalkaasi.

- Advertisement -

Ciidamada amaanka Dowladda Federaalka Soomaaliya ee ku sugan Gobalada Dalka iyo Caasimada Soomaaliya ee Muqdisho ayaa u taagan Xoojinta amniga Shacabka Soomaaliyeed iyagoo kaashanaaya kuwa maamulada qeybta ka ah Dowladda dhexe.

Hoos Ka Dhageyso Codka Taliyaha.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts