HomeMaqalDhageyso:-Taliska Booliska Afgooye oo ka hadlay dilalka iyo weerarada ka dhaca degmadaas

Dhageyso:-Taliska Booliska Afgooye oo ka hadlay dilalka iyo weerarada ka dhaca degmadaas

Date:

Related stories

5 Waxyaabood Oo Raggu Si Qarsoodi Ah Uga Filayaan Xaasaskooda

Xiriirka guurka waxaa xoojiya waxyaabo yaryar oo mararka qaar aan si toos ah loo sheegin. Halkan ka ogow 5 arrimood oo rag badan ay jecel yihiin inay ka helaan xaasaskooda.

Doon Qorrax Ku Shaqaysa Oo 3,106 Mayl Safartay

Safare Finnish ah ayaa dhammeystay safar badeed oo 3,106 mayl ah, isagoo adeegsanaya doon uu isagu dhisay oo ku shaqaysa tamarta qorraxda oo keliya, iyadoo aan loo adeegsan shidaal dhaqameed.

Taliyaha Saldhigga degmada Afgooye Ee Gobolka Shabeelaha Hoose C/qaadir Mursal Nuunoow oo Warbaahinta la hadlay ayaa waxaa uu beeniyey wararka sheegaya in dilalka iyo weerarada ka dhaca degmada Afgooye ay fuliyaan dagaalyahanno ka tirsan Kooxda Daacish. Waxaa uu sheegay in aysan sal iyo raad lahayn warar soo baxayey oo tilmaamayey in Kooxda Daacish ay masuul […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Taliyaha Saldhigga degmada Afgooye Ee Gobolka Shabeelaha Hoose C/qaadir Mursal Nuunoow oo Warbaahinta la hadlay ayaa waxaa uu beeniyey wararka sheegaya in dilalka iyo weerarada ka dhaca degmada Afgooye ay fuliyaan dagaalyahanno ka tirsan Kooxda Daacish.

Waxaa uu sheegay in aysan sal iyo raad lahayn warar soo baxayey oo tilmaamayey in Kooxda Daacish ay masuul ka tahay dilalka iyo dagaalada muddooyinkii dambe ka dhacay Afgooye,Taliyaha ayaana hadalkiisa raaciyey in degmada Afgooye cidda weerarka ka fulisa ay tahay Al-Shabaab iyagana dhawaan ay ka guuleysan doonaan.

- Advertisement -

Degmada Afgooye ee gobolka Shabeelada Hoose ayaa ka mid ah goobaha ay inta badan gobolkaasi ka weeraraan Al-Shabaab.

Hoos Ka Dhageyso Codka Taliyaha.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts