HomeMaqalDhageyso:-Madaxweyne Farmaajo socdaalkeyga waa mid ku saabsan dib u heshiisiin iyo Nabadeyn”

Dhageyso:-Madaxweyne Farmaajo socdaalkeyga waa mid ku saabsan dib u heshiisiin iyo Nabadeyn”

Date:

Related stories

5 Waxyaabood Oo Raggu Si Qarsoodi Ah Uga Filayaan Xaasaskooda

Xiriirka guurka waxaa xoojiya waxyaabo yaryar oo mararka qaar aan si toos ah loo sheegin. Halkan ka ogow 5 arrimood oo rag badan ay jecel yihiin inay ka helaan xaasaskooda.

Doon Qorrax Ku Shaqaysa Oo 3,106 Mayl Safartay

Safare Finnish ah ayaa dhammeystay safar badeed oo 3,106 mayl ah, isagoo adeegsanaya doon uu isagu dhisay oo ku shaqaysa tamarta qorraxda oo keliya, iyadoo aan loo adeegsan shidaal dhaqameed.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wefdiga uu hoggaaminaayo ee gaaray Magaalada Garoowe ayaa si weyn loogu soo dhaweyn Magaalada Garoowe. Shacabka ku dhaqan Magaalada Garoowe ayaa laga dareemayaa farxad saaid ah ayagoo si weyn iskugu soo baxay Wadooyinka Magaalada Garoowe si ay usoo dhaweeyaan Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wefdiga uu hoggaaminaayo ee gaaray Magaalada Garoowe ayaa si weyn loogu soo dhaweyn Magaalada Garoowe.

Shacabka ku dhaqan Magaalada Garoowe ayaa laga dareemayaa farxad saaid ah ayagoo si weyn iskugu soo baxay Wadooyinka Magaalada Garoowe si ay usoo dhaweeyaan Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya.

- Advertisement -

Madaxweyne Farmajo ayaa soo dhaweyn kadib boqolaal ruux kula hadlayay Magaalada Garoowe ayaa sheegay in imaanshihiisa Garoowe uu laba jeer ka baaqsaday duruufo jiro aawgeed.

Waxa uu sheegay in ujeedka Garoowe uu u tegay uu qeyb ka yahay xoojinta dib u heshiisiinta isla markaana silamid ah deegaano kale uu tegi doono si uu iyana o ogaado xaalada dadka ku nool iyo waxyaabaha ka jira.

Madaxweyne Farmaajo ayaa inta uu ku sugan yahay Garoowe wax auu xariga ka jari doonaa Garoonka Diyaaradaha Garoowe oo dayactir lagu sameeyay sidoo kale uu ka qeybgeli doonaa munaasabada Afar Sano guuradii ka soo wareegtay markjii la doortay Madaxweyne Gaas.

- Advertisement -

Hoos Ka Dhageyso Codka Madaxweynaha Soomaaliya.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts