HomeMaqalDhageyso:-Maamulka Gobolka Hiiraan oo ku dhawaaqay dagaal ka dhan ah Al-Shabaab

Dhageyso:-Maamulka Gobolka Hiiraan oo ku dhawaaqay dagaal ka dhan ah Al-Shabaab

Date:

Related stories

5 Waxyaabood Oo Raggu Si Qarsoodi Ah Uga Filayaan Xaasaskooda

Xiriirka guurka waxaa xoojiya waxyaabo yaryar oo mararka qaar aan si toos ah loo sheegin. Halkan ka ogow 5 arrimood oo rag badan ay jecel yihiin inay ka helaan xaasaskooda.

Doon Qorrax Ku Shaqaysa Oo 3,106 Mayl Safartay

Safare Finnish ah ayaa dhammeystay safar badeed oo 3,106 mayl ah, isagoo adeegsanaya doon uu isagu dhisay oo ku shaqaysa tamarta qorraxda oo keliya, iyadoo aan loo adeegsan shidaal dhaqameed.

Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan  oo Maanta Warbaahinta Shir Jaraa’id ugu qabtay Magaalada Baladweyne ayaa sheegay in Maamulka gobolka Hiiraan uu qorsheeyay dagaal ka dhan Al-Shabaab  kaas oo ka bilaabanaya Gobonka Glka Hiiraan. Gudoomiye Jeyte ayaa sheegay in tallaabadaan ay timid kadib markii Xaasaska Al-Shabaab oo sinabadgelyo ah ugu nool Magaalooyinka Gobolka Hiiraan ay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan  oo Maanta Warbaahinta Shir Jaraa’id ugu qabtay Magaalada Baladweyne ayaa sheegay in Maamulka gobolka Hiiraan uu qorsheeyay dagaal ka dhan Al-Shabaab  kaas oo ka bilaabanaya Gobonka Glka Hiiraan.

Gudoomiye Jeyte ayaa sheegay in tallaabadaan ay timid kadib markii Xaasaska Al-Shabaab oo sinabadgelyo ah ugu nool Magaalooyinka Gobolka Hiiraan ay maleegeen falal lidi ku ah dhanka Amniga isla markana ay keentay in la sameeyo howlgalka.

- Advertisement -

Sidoo kale waxa uu hadalkiisa intaasi ku daray in maalmihii la soo dhaafay ay Al-Shabaab weeraro ka fuliyeen degmooyin ka tirsan Gobolka Hiiraan taas oo keentay in la bilaabo weeraro looga hortegayo in la bilaabo.

Warbixinta Warkaan waxaa Baladweyne ka soo diray Wariyaheena Axmed Dirir Nuur.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts