HomeMaqalDhageyso:-Maamulka Koofur Galbeed iyo Saraakiil ka soo goostay Shabaab oo ka...

Dhageyso:-Maamulka Koofur Galbeed iyo Saraakiil ka soo goostay Shabaab oo ka wada hadlaya soo dhaweynta Saraakiil kale

Date:

Related stories

5 Waxyaabood Oo Raggu Si Qarsoodi Ah Uga Filayaan Xaasaskooda

Xiriirka guurka waxaa xoojiya waxyaabo yaryar oo mararka qaar aan si toos ah loo sheegin. Halkan ka ogow 5 arrimood oo rag badan ay jecel yihiin inay ka helaan xaasaskooda.

Doon Qorrax Ku Shaqaysa Oo 3,106 Mayl Safartay

Safare Finnish ah ayaa dhammeystay safar badeed oo 3,106 mayl ah, isagoo adeegsanaya doon uu isagu dhisay oo ku shaqaysa tamarta qorraxda oo keliya, iyadoo aan loo adeegsan shidaal dhaqameed.

Dhageyso:-Warka Duhurnimo Ee Radio Dalsan 12/12/2024

Dhageystayaasheena Radio Dalsan ee ku xiran Webkeena www.radiodalsan.com waxaan...

Dhageyso:- Barnamijka Wareegga Wararka 24-Ka Saac Ee Radio Dalsan 10/12/2024

Dhageystayaasheena Radio Dalsan ee ku xiran Webkeena www.radiodalsan.com waxaan...

Maalmihii la soo dhaafay Maamulka Koonfur Galbeed waxaa isku dhiibayay Saraakiil ka tirsan dagaalyahanada Al-Shabaab kidib wadahadalo dhexmaray masuuliyiinta maamulkaas iyo Saraakiisha Al-Shabaab. Hadaba Maamulka Koonfur Galbeed ayaa xiligaan sheegaya in Saraakiishaas baaritaano lagu sameyn doono isla markaana qorshahoodu uu yahay in cidwalba ay soo dhaweeyaan. Afhayeenka Maamulka Koonfur Galbeed Nuuradiin Yuusuf Gacma ayaa Dalsan […]

- Advertisement -

Maalmihii la soo dhaafay Maamulka Koonfur Galbeed waxaa isku dhiibayay Saraakiil ka tirsan dagaalyahanada Al-Shabaab kidib wadahadalo dhexmaray masuuliyiinta maamulkaas iyo Saraakiisha Al-Shabaab.

Hadaba Maamulka Koonfur Galbeed ayaa xiligaan sheegaya in Saraakiishaas baaritaano lagu sameyn doono isla markaana qorshahoodu uu yahay in cidwalba ay soo dhaweeyaan.

- Advertisement -

Afhayeenka Maamulka Koonfur Galbeed Nuuradiin Yuusuf Gacma ayaa Dalsan u sheegay in marka laga soo tago Saraakiishaas sidoo kale ay jiraan Saraakiil kale oo maamulka Koonfur Galbeed uu wadahadalo kula jiro si ay ugu soo biiraan.

Waxa uu sheegay in Maamulka Koonfur Galbeed uu diyaar u yahay in uu wadahadal la sameeyo Saraakiisha Al-Shabaab ee ku sugan deegaanada Koonfur Galbeed  welina uu socdo wadahadalka.

Shalay gelinkii dambe ayay aheyd markii Garoonka Diyaaradaha Baydhabo ay ka degtay diyaarad Helicopter ah oo siday Sarkaal ka tirsanaa Al-Shabaab balse isku dhiibay Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya.

- Advertisement -

Hoos Ka Dhageyso Codka Afhayeenka Maamulka Koonfur Galbeed.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories