HomeMaqalDhageyso:-Baaritaano lagu hayo masuuliyiin ku lug yeeshay derbiga Kenya ka dhiseyso Xadka...

Dhageyso:-Baaritaano lagu hayo masuuliyiin ku lug yeeshay derbiga Kenya ka dhiseyso Xadka Soomaaliya

Date:

Related stories

5 Waxyaabood Oo Raggu Si Qarsoodi Ah Uga Filayaan Xaasaskooda

Xiriirka guurka waxaa xoojiya waxyaabo yaryar oo mararka qaar aan si toos ah loo sheegin. Halkan ka ogow 5 arrimood oo rag badan ay jecel yihiin inay ka helaan xaasaskooda.

Doon Qorrax Ku Shaqaysa Oo 3,106 Mayl Safartay

Safare Finnish ah ayaa dhammeystay safar badeed oo 3,106 mayl ah, isagoo adeegsanaya doon uu isagu dhisay oo ku shaqaysa tamarta qorraxda oo keliya, iyadoo aan loo adeegsan shidaal dhaqameed.

Xaaladda degmada Balad-Xaawo ee Gobolka Gedo ayaa Saakay waa ay aheyd mid degan  kadib markii 3-dii maalin ee la soo dhaafay ay ka taagneyd xiisad u dhaxeysay dadka degmadaasi iyo Ciidanka Kenya oo howlo burburin ah ka bilaabay dhinaca xuduudka degmadaasi ay la wadaagto dalka Kenya. Masuuliyiin ka mid ah Maamulka degmada Balad-Xaawo ayaa warar […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Xaaladda degmada Balad-Xaawo ee Gobolka Gedo ayaa Saakay waa ay aheyd mid degan  kadib markii 3-dii maalin ee la soo dhaafay ay ka taagneyd xiisad u dhaxeysay dadka degmadaasi iyo Ciidanka Kenya oo howlo burburin ah ka bilaabay dhinaca xuduudka degmadaasi ay la wadaagto dalka Kenya.

Masuuliyiin ka mid ah Maamulka degmada Balad-Xaawo ayaa warar ay heshay Idaacadda Dalsan ay sheegayaan inay Ciidanka Kenya ku gacansiinayaan burburinta ay bilaabeen sida dadka deegaanka aan ka soo xiganay.

- Advertisement -

Maamulka Gobolka Gedo ayaa sheegaya in daba gal ay ku hayaan xubnahaas oo wali aan kiiskooda la caddeynin oo daba-gal lagu hayo markii ay ku caddaatana ku lug lahaanshaha arintaan ay ula dagaalami-doonaan iyaga iyo Kenya si isku mid ah.

Guddoomiye Ku xigeenka Gobolka Gedo Cismaan Nuur Xaaji oo Wreysi siiyay Radio Dalsan ayaa sheegay in masuuliyiinta Maamulka degmada waxyaabihii ka soo baxana ay Warbaahinta la wadaagi doonaan.

Waa Markii Labaad oo dowladda Kenya ay isku daydo inay burburin ku sameyso meelaha u dhaw dhanka xuduudka si ay dhismo derbi ah uga sameyso.

- Advertisement -

Hoos Ka Dhageyso Codka Gudoomiye ku xigeenka.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts