HomeMaqalDhageyso:-Senator C/raxmaan Faroole oo Gudoomiye Jawaari & Wasiir Xoosh ku eedeeyay faragelin

Dhageyso:-Senator C/raxmaan Faroole oo Gudoomiye Jawaari & Wasiir Xoosh ku eedeeyay faragelin

Date:

Related stories

5 Waxyaabood Oo Raggu Si Qarsoodi Ah Uga Filayaan Xaasaskooda

Xiriirka guurka waxaa xoojiya waxyaabo yaryar oo mararka qaar aan si toos ah loo sheegin. Halkan ka ogow 5 arrimood oo rag badan ay jecel yihiin inay ka helaan xaasaskooda.

Doon Qorrax Ku Shaqaysa Oo 3,106 Mayl Safartay

Safare Finnish ah ayaa dhammeystay safar badeed oo 3,106 mayl ah, isagoo adeegsanaya doon uu isagu dhisay oo ku shaqaysa tamarta qorraxda oo keliya, iyadoo aan loo adeegsan shidaal dhaqameed.

Senator Cabdiraxmaan Sheekh Maxamuud Faroole oo ka mid ah Xubnaha Aqalka Sare ayaa eedeyn kulul u jeediyay Gudoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Sheekh  Cusmaan jawaari iyo Wasiirka dastuurka Soomaaliya Cabdiraxmaan Xoosh jibriil. Waxa uu sheegay in Gudoomiyaha Golaha Shacabka uu faragelin ku hayo Baarlamaanada dowlad goboledyada isla markaana uu midba maruu casuumad ugu sameynayo. Waxa uu […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Senator Cabdiraxmaan Sheekh Maxamuud Faroole oo ka mid ah Xubnaha Aqalka Sare ayaa eedeyn kulul u jeediyay Gudoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Sheekh  Cusmaan jawaari iyo Wasiirka dastuurka Soomaaliya Cabdiraxmaan Xoosh jibriil.

Waxa uu sheegay in Gudoomiyaha Golaha Shacabka uu faragelin ku hayo Baarlamaanada dowlad goboledyada isla markaana uu midba maruu casuumad ugu sameynayo.

- Advertisement -

Waxa uu hadalkiisa intaasi raaciyay in gudoomiye Jawaari looga baahan yahay in uu ka joojiyo faragelintaas uu ku hayo baarlamaanada dowlad goboleedyada dalka ka jira.

Sidoo kale waxa uu ugu baaqay Qaramada Midoobay in dorshooyinka dhinaca Xubnaha Xildhibaanada ahaa ee dalka ka dhacday Sanadii 2016,kii ay aheyd mid hab qabiil wax lagu soo xulay iyada oo la arkayay hab deegaan.

Dhinaca kale Senator Cabdiraxmaan Sheekh Maxamuud Faroole  ayaa soo hadal qaaday dagaaladii ugu dambeeyay ee ka dhacay Gobolada sool iyo Mudug,isaga oo ka dalbaday in la joojiyo dagaaladaas.

- Advertisement -

Ugu dambeyn waxa uu sheegay in Madaxweyne Gaas oo ku sugan meel aan ka fogeyn deegaanada lagu dagaalamayo ay nasiibdaro tahay in la xushmeyn waayo isla markaana isaga oo joogo la dagaalamo.

Hoos Ka Dhageyso Codka Senator Cabdiraxmaan Sheekh Maxamuud Faroole.

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts