Maamulka Magaalada Garacad ee Gobolka Mudug ayaa faah faahin ka bixiyay Ajaanib kaluumeysato ah oo ay agcanta ku hayaan kuwaas oo hatan ay baritano dheer ah ku hayaan.
Geelle Ciiraale Shaandhe Maamulaha Kastamka Wasaaradda Maaliyada ee degmada Jariiban gobolka Mudug Puntland oo la hadlay idaacadda Dalsan ayaa shegay in ay ahaayeen kaluumeysato sisharcidaro ah ku soo galay deegaanka.
Geelle Ciiraale Shaandhe, ayaa sidoo kale wuxuu sheegay in Puntland laga doonayo sida ugu dhaqsaha badan inay u siidayso si Xoriyadooda u heleen.
Hoos Ka Dhageyso codka GudoomiyahaÂ