HomeMaqalDhageyso:-Diyaar garoow ka jira Jowhar iyo ammaanka oo si aad ah loo...

Dhageyso:-Diyaar garoow ka jira Jowhar iyo ammaanka oo si aad ah loo adkeeyay

Date:

Related stories

5 Waxyaabood Oo Raggu Si Qarsoodi Ah Uga Filayaan Xaasaskooda

Xiriirka guurka waxaa xoojiya waxyaabo yaryar oo mararka qaar aan si toos ah loo sheegin. Halkan ka ogow 5 arrimood oo rag badan ay jecel yihiin inay ka helaan xaasaskooda.

Doon Qorrax Ku Shaqaysa Oo 3,106 Mayl Safartay

Safare Finnish ah ayaa dhammeystay safar badeed oo 3,106 mayl ah, isagoo adeegsanaya doon uu isagu dhisay oo ku shaqaysa tamarta qorraxda oo keliya, iyadoo aan loo adeegsan shidaal dhaqameed.

Magaalada Jowhar ee Xarunta Maamulka Hir-Shabeelle waxaa lagu wadaa in Maalinta berito ah ay ka dhacdo doorashada madaxweynaha Maamulkaas oo ay isku sharaxeen ilaa 8 Musharax kuwaas oo dhamaantood ku sugan Magaalada Jowhar. Diyaar garoow ayaa haatan laga dareemayaa Magaalada Jowhar waxaana la dhigay Wadooyinka soo gala iyo kuwa ka baxa Xarunta Howlka farjano oo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Magaalada Jowhar ee Xarunta Maamulka Hir-Shabeelle waxaa lagu wadaa in Maalinta berito ah ay ka dhacdo doorashada madaxweynaha Maamulkaas oo ay isku sharaxeen ilaa 8 Musharax kuwaas oo dhamaantood ku sugan Magaalada Jowhar.

Diyaar garoow ayaa haatan laga dareemayaa Magaalada Jowhar waxaana la dhigay Wadooyinka soo gala iyo kuwa ka baxa Xarunta Howlka farjano oo lagu wado in ay doorashada ka dhacdo ciidamo ka tirsan kuwa Booliiska Soomaaliya iyo kuwa Amisom.

- Advertisement -

Xildhiban Xasan Maxamed Xaaji oo ka mid ah Xubnaha Baarlamaanka Hir-Shabeelle oo la hadlay Dalsan ayaa sheegay in Magaalada Jowhar ay Maanta tegi doonaan Wasiiro iyo xubno ka socda Urur Goboleedka IGAD,

Musharixiinta isku soo sharaxay oo gaaraya ilaa 8 ayaa waxa ay kala yihiin

1:-Maxamed Caruushe Diirow

- Advertisement -

2:- Daahir Cabdulle Cawaale

3:-Cabdi Faarax laqanyo

4:-Cabdi Kariin Cali Nuur

5:-Cabdi Naasir Xaaji Shurwac Maxamuud

6:- Cabdi Raxmaan Xuseen Caddow

7:-Yuusuf Axmed Hagar (Yuusuf-dabageed)

8:- Maxamed Cabdi Waare

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts