HomeMaqalDhageyso:-Xukuumadda Soomaaliya oo bilaabeysa howlgal ka dhan ah Al-Shabaab

Dhageyso:-Xukuumadda Soomaaliya oo bilaabeysa howlgal ka dhan ah Al-Shabaab

Date:

Related stories

5 Waxyaabood Oo Raggu Si Qarsoodi Ah Uga Filayaan Xaasaskooda

Xiriirka guurka waxaa xoojiya waxyaabo yaryar oo mararka qaar aan si toos ah loo sheegin. Halkan ka ogow 5 arrimood oo rag badan ay jecel yihiin inay ka helaan xaasaskooda.

Doon Qorrax Ku Shaqaysa Oo 3,106 Mayl Safartay

Safare Finnish ah ayaa dhammeystay safar badeed oo 3,106 mayl ah, isagoo adeegsanaya doon uu isagu dhisay oo ku shaqaysa tamarta qorraxda oo keliya, iyadoo aan loo adeegsan shidaal dhaqameed.

Xukuumadda Federaalka Soomaaliya aya shaacisay in ay bilaabeyso qorsho looga hortagayo falal amnidaro oo ka dhaca gudaha dalka kadib qaraxyo iyo weeraro ka dhacay qaar ka mid ah Gobolada dalka Soomaaliya. Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya Cabdiraxmaan Cumar Cismaan Yariisow ayaa sheegay in Wasaarada amniga Soomaaliya ay ku howlan tahay qorsho dhanka amniga ah kaas oo haatan […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Xukuumadda Federaalka Soomaaliya aya shaacisay in ay bilaabeyso qorsho looga hortagayo falal amnidaro oo ka dhaca gudaha dalka kadib qaraxyo iyo weeraro ka dhacay qaar ka mid ah Gobolada dalka Soomaaliya.

Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya Cabdiraxmaan Cumar Cismaan Yariisow ayaa sheegay in Wasaarada amniga Soomaaliya ay ku howlan tahay qorsho dhanka amniga ah kaas oo haatan ka socda qeybo ka mid ah Gudaha Magalada Muqdisho isla markaana ay wadaan Ciidamada xasilinta.

- Advertisement -

Sidoo kale waxa uu sheegay in Wasaarada Gaashaandhiga ay sidoo kale Gobolada dalka ka wado qorsho kale oo lagu diyaarinayo in Ciidamada xoogga dalka Soomaaliya ay howlgallo Al-Shabaab looga saarayo Gobolada qaar ee dalka laga bilaabo.

Hadalka Wasiirka ayaa ku soo aadaya xili todobaadyadii la soo dhaafay qeybo ka mid ah Muqdisho iyo gobolada dalka ay Al-Shaabab ka geesteen dilal iyo qaraxyo.

Hoos Ka Dhageyso Codka Wasiirka Warfaafinta

- Advertisement -

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts