HomeMaqalDhageyso:-Sacuudiga oo lagu eedeeyay in uu isbedel ku sameeyay Sharciyada dadka ku...

Dhageyso:-Sacuudiga oo lagu eedeeyay in uu isbedel ku sameeyay Sharciyada dadka ku dhasha dalkaasi

Date:

Related stories

5 Waxyaabood Oo Raggu Si Qarsoodi Ah Uga Filayaan Xaasaskooda

Xiriirka guurka waxaa xoojiya waxyaabo yaryar oo mararka qaar aan si toos ah loo sheegin. Halkan ka ogow 5 arrimood oo rag badan ay jecel yihiin inay ka helaan xaasaskooda.

Doon Qorrax Ku Shaqaysa Oo 3,106 Mayl Safartay

Safare Finnish ah ayaa dhammeystay safar badeed oo 3,106 mayl ah, isagoo adeegsanaya doon uu isagu dhisay oo ku shaqaysa tamarta qorraxda oo keliya, iyadoo aan loo adeegsan shidaal dhaqameed.

Dowladda Sacuudiga ayaa haatan lgu eedeynayaa in ay isbedel aan horay loo arag ay ku sameysay Sharciyada laga doonayo Caruurta dalkeeda ku dhasha kuwaas oo horay u lahaan jiray xaquuq Gaar ah. Aqoonyahan Xasan Xeyle oo haatan ku nool dalka Sacuudiga,yaa isaga oo Wareysi siinayay Radio Dalsan Xrunta Muqdisho ayaa waxa uu sheegay in xiligii […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Dowladda Sacuudiga ayaa haatan lgu eedeynayaa in ay isbedel aan horay loo arag ay ku sameysay Sharciyada laga doonayo Caruurta dalkeeda ku dhasha kuwaas oo horay u lahaan jiray xaquuq Gaar ah.

Aqoonyahan Xasan Xeyle oo haatan ku nool dalka Sacuudiga,yaa isaga oo Wareysi siinayay Radio Dalsan Xrunta Muqdisho ayaa waxa uu sheegay in xiligii hore Cunugii ku dhasha Sacudiga uu heli jiray waxbarasho lacag la’aan ah iyo waliba Xaquuqkale oo Gaar ah ilaa uu ka gaarao  18 jir basle ay haatan waxwalba isbedeleen.

- Advertisement -

Waxa uu sheegay in Cunugii ku dhasha Saccuudiga laga doonayo 100,Riyaal oo u dhiganta 25 Dollar,taasina ay dhibaato ku tahay dadka Soomaliyeed ee Sacuudiga ku nool madaama ay yihiin dad Xamaalato ah.

Hoos Ka Dhageyso Wareysiga Aqoonyahanka

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts