HomeMaqalDhageyso:-Gudoomiye Jawaari, oo sheegay in ay Waajib Dastuuri ah tahay Dhismaha...

Dhageyso:-Gudoomiye Jawaari, oo sheegay in ay Waajib Dastuuri ah tahay Dhismaha Xisbiyada Siyaasadeed ee dalka

Date:

Related stories

5 Waxyaabood Oo Raggu Si Qarsoodi Ah Uga Filayaan Xaasaskooda

Xiriirka guurka waxaa xoojiya waxyaabo yaryar oo mararka qaar aan si toos ah loo sheegin. Halkan ka ogow 5 arrimood oo rag badan ay jecel yihiin inay ka helaan xaasaskooda.

Doon Qorrax Ku Shaqaysa Oo 3,106 Mayl Safartay

Safare Finnish ah ayaa dhammeystay safar badeed oo 3,106 mayl ah, isagoo adeegsanaya doon uu isagu dhisay oo ku shaqaysa tamarta qorraxda oo keliya, iyadoo aan loo adeegsan shidaal dhaqameed.

Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari,ayaa sheegay in si Soomaaliya ay u gaarto Hanaanka doorashooyinka qof iyo cod ee qof walba codkiisa uu dhiibto in loo baahn yahay in la sameeyo Nidaamka Asxaabta badan  ee Dastuuriga ah. Waxa uu sheegay in marwalba dalka soomaaliya aysan dan u aheyn in lamaro habka doorasho dadban,isaga […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari,ayaa sheegay in si Soomaaliya ay u gaarto Hanaanka doorashooyinka qof iyo cod ee qof walba codkiisa uu dhiibto in loo baahn yahay in la sameeyo Nidaamka Asxaabta badan  ee Dastuuriga ah.

Waxa uu sheegay in marwalba dalka soomaaliya aysan dan u aheyn in lamaro habka doorasho dadban,isaga oo sheegay in inta laga gaarayo in qof walba codkiisa uu dhiibto xalka uu noqonayo in wax lagu doorto doorashada dadban.

- Advertisement -

Waxa uu sheegay in loo baahan yahay in lagu dadaalo sidii looga gudbi lahaa doorashada dadbadan loona gudbo doorasho qof iyo Cod ah.

Qodobada ugu horeeya Dastuurka Soomaaliya ayay ku qeexan tahay in Soomaaliya ay tahay dowlad Madax banana dadkuna ay qaadanayan Nidaamka Asxaabta badan qof walbana uu codeyn karo xaqna ay u leeyihiin balse dalka Soomaaliya ay ka jiraan dhibaatooyin laga dhaxlay dowlad la’aanta.

Hoos Ka Dhageyso Codka Gudoomiye Jawaari.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts