HomeMaqalDhageyso:-Diyaarado sida Gar gaar oo tagaya Galmudug

Dhageyso:-Diyaarado sida Gar gaar oo tagaya Galmudug

Date:

Related stories

5 Waxyaabood Oo Raggu Si Qarsoodi Ah Uga Filayaan Xaasaskooda

Xiriirka guurka waxaa xoojiya waxyaabo yaryar oo mararka qaar aan si toos ah loo sheegin. Halkan ka ogow 5 arrimood oo rag badan ay jecel yihiin inay ka helaan xaasaskooda.

Doon Qorrax Ku Shaqaysa Oo 3,106 Mayl Safartay

Safare Finnish ah ayaa dhammeystay safar badeed oo 3,106 mayl ah, isagoo adeegsanaya doon uu isagu dhisay oo ku shaqaysa tamarta qorraxda oo keliya, iyadoo aan loo adeegsan shidaal dhaqameed.

Axmed Geelle Ducaale Xaaf,Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug oo Warbaahinta kula hadlayay Magaalada Cadaado ayaa sheegay in dhawaan Magaalada Muqdisho uu ka furmi  doono kulan looga hadlayo dhibaatooyinka ka jira deegaanada Galmudug. Waxa uu sheegay in intii uu maalmahan ku sugnaa uu la kulmay Madax ka tirsan Qaramada Midoobay iyo dowladda federaalka Soomaaliya islamarkaana ay isla […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Axmed Geelle Ducaale Xaaf,Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug oo Warbaahinta kula hadlayay Magaalada Cadaado ayaa sheegay in dhawaan Magaalada Muqdisho uu ka furmi  doono kulan looga hadlayo dhibaatooyinka ka jira deegaanada Galmudug.

Waxa uu sheegay in intii uu maalmahan ku sugnaa uu la kulmay Madax ka tirsan Qaramada Midoobay iyo dowladda federaalka Soomaaliya islamarkaana ay isla garteen in uu dhaco kulan looga hadlayo arimaha Bani’aadanimada iyo sidoo kale amaanka Galmudug.

- Advertisement -

Sidoo kale waxa uu shegay in dhawaan deegaanada Galmudug ay soo gaari doonaan Diyaarado sida raashin Gargaar ah kuwaas oo loogu talo galay dadka ay sameynta ku reebatay abaartii ka dhacday deegaanada Galmudug.

Ugu dambeyn Axmed Ducaale Geele Xaaf madaxweynaha Galmudug ayaa soo dhanka kale soo hadal qaaday xaalada siyaasadeed ee Gobolada dhexe sheegayna inuu rajeynaayo in laga gaaro horumar.

Hoos Ka Dhageyso Codka Xaaf

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts