HomeMaqalDhageyso:-Puntland oo Go'aan ka gaareysa Ganacsatada Magaalada Gaalkacyo

Dhageyso:-Puntland oo Go’aan ka gaareysa Ganacsatada Magaalada Gaalkacyo

Date:

Related stories

5 Waxyaabood Oo Raggu Si Qarsoodi Ah Uga Filayaan Xaasaskooda

Xiriirka guurka waxaa xoojiya waxyaabo yaryar oo mararka qaar aan si toos ah loo sheegin. Halkan ka ogow 5 arrimood oo rag badan ay jecel yihiin inay ka helaan xaasaskooda.

Doon Qorrax Ku Shaqaysa Oo 3,106 Mayl Safartay

Safare Finnish ah ayaa dhammeystay safar badeed oo 3,106 mayl ah, isagoo adeegsanaya doon uu isagu dhisay oo ku shaqaysa tamarta qorraxda oo keliya, iyadoo aan loo adeegsan shidaal dhaqameed.

Taliyaha ciidanka booliska gobolka Mudug, gaashaanle sare Aadan Nuur Qaal, ayaa ku baaqay in la joojiyo mudaharaadyada looga soo horjeedo diidmada lacagaha shilinka Soomaaliga ah. Xarumaha ganacsiga ayaa bilaabay inay diidaan wax ku iibsiga lacagta shilinka Soomaaliga ah, iyagoo wax ku iibsanaya lacagta dollarka iyo adeega Sahal ee shirkada Golis. Taliyaha ayaa sheegay inay Puntlnd […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Taliyaha ciidanka booliska gobolka Mudug, gaashaanle sare Aadan Nuur Qaal, ayaa ku baaqay in la joojiyo mudaharaadyada looga soo horjeedo diidmada lacagaha shilinka Soomaaliga ah.

Xarumaha ganacsiga ayaa bilaabay inay diidaan wax ku iibsiga lacagta shilinka Soomaaliga ah, iyagoo wax ku iibsanaya lacagta dollarka iyo adeega Sahal ee shirkada Golis.

- Advertisement -

Taliyaha ayaa sheegay inay Puntlnd ay  go’aan rasmi ah ka soo saari doonto arrintaan.

Halkaan ka dhegayso codka taliyaha

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts