HomeMaqalDhageyso:-Gaari ay leedahay Amisom oo dad ku waxyeeleeyay Ceelasha Biyaha

Dhageyso:-Gaari ay leedahay Amisom oo dad ku waxyeeleeyay Ceelasha Biyaha

Date:

Related stories

5 Waxyaabood Oo Raggu Si Qarsoodi Ah Uga Filayaan Xaasaskooda

Xiriirka guurka waxaa xoojiya waxyaabo yaryar oo mararka qaar aan si toos ah loo sheegin. Halkan ka ogow 5 arrimood oo rag badan ay jecel yihiin inay ka helaan xaasaskooda.

Doon Qorrax Ku Shaqaysa Oo 3,106 Mayl Safartay

Safare Finnish ah ayaa dhammeystay safar badeed oo 3,106 mayl ah, isagoo adeegsanaya doon uu isagu dhisay oo ku shaqaysa tamarta qorraxda oo keliya, iyadoo aan loo adeegsan shidaal dhaqameed.

Wararka an ka heleyno deegaanka Ceelasha Biyaha ee duleedka Magaalada muqdisho ayaa waxa ay sheegayaan in gaari ay leeyihiin ciidamada Amisom uu dad ku waxyeeleeyay halkaas. Gariga Amisom,ayaa dardaray Mooto Nooca labada Lug leh oo ay la socdeen Sadax ruux uu mid ka mid ah yahay Askari ka tiresan ciidamada dowladda Soomaaliya. Qof ka mid […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka an ka heleyno deegaanka Ceelasha Biyaha ee duleedka Magaalada muqdisho ayaa waxa ay sheegayaan in gaari ay leeyihiin ciidamada Amisom uu dad ku waxyeeleeyay halkaas.

Gariga Amisom,ayaa dardaray Mooto Nooca labada Lug leh oo ay la socdeen Sadax ruux uu mid ka mid ah yahay Askari ka tiresan ciidamada dowladda Soomaaliya.

- Advertisement -

Qof ka mid ah dadka deegaanka oo ku sugan halka loo yaqaano Qurac dhimbil ee Ceelasha Biyaha ayaa waxa uu sheegay in Sadaxdii ruux uu mid ka mid ah geeriyooday halka labada kale uu gaaray dhaawac culus.

Sidoo kale waxa uu sheegay in gaarigii Amisom uu Goobta ka baxsaday islmarkaana uusan istaagin.

Hoos Ka Dhageyso Wareysiga.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts