HomeMaqalDhageyso:-Wasiirkii Maaliyada Hir-Shabeelle oo ka jawaabay xilka qaadistii lagu sameeyay

Dhageyso:-Wasiirkii Maaliyada Hir-Shabeelle oo ka jawaabay xilka qaadistii lagu sameeyay

Date:

Related stories

5 Waxyaabood Oo Raggu Si Qarsoodi Ah Uga Filayaan Xaasaskooda

Xiriirka guurka waxaa xoojiya waxyaabo yaryar oo mararka qaar aan si toos ah loo sheegin. Halkan ka ogow 5 arrimood oo rag badan ay jecel yihiin inay ka helaan xaasaskooda.

Doon Qorrax Ku Shaqaysa Oo 3,106 Mayl Safartay

Safare Finnish ah ayaa dhammeystay safar badeed oo 3,106 mayl ah, isagoo adeegsanaya doon uu isagu dhisay oo ku shaqaysa tamarta qorraxda oo keliya, iyadoo aan loo adeegsan shidaal dhaqameed.

Shalay Wareegto ka soo baxday Xafiiska Madaxweynaha dowlad Goboleedka Hir-Shabeelle Cali Cabdullaahi(Cosoble) ayaa waxaa xilkii looga qaaday Wasiirka Wasaarada Maaliyada Maamulka hir-Shabeelle  Maxamed Maxamuud Cabdulle. Wasiirka oo Wareysi siiyay Radio Dalsan Xarunta Muqdisho ayaa sheegay in xilka  sidiisaba uu yahay mid wareegto ah islamarkaana uu wax ka ogaa xilka qaadista lagu sameeyay taas bedelkeedana uu […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Shalay Wareegto ka soo baxday Xafiiska Madaxweynaha dowlad Goboleedka Hir-Shabeelle Cali Cabdullaahi(Cosoble) ayaa waxaa xilkii looga qaaday Wasiirka Wasaarada Maaliyada Maamulka hir-Shabeelle  Maxamed Maxamuud Cabdulle.

Wasiirka oo Wareysi siiyay Radio Dalsan Xarunta Muqdisho ayaa sheegay in xilka  sidiisaba uu yahay mid wareegto ah islamarkaana uu wax ka ogaa xilka qaadista lagu sameeyay taas bedelkeedana uu sugayo in meela kale oo muhiim ah loo dhiibo.

- Advertisement -

Waxaa la weeydiiyay Su’aal aheyd waxa xiligaan soo dedejiyay xilka qaadista lagu sameeyay ayaa waxa uu ku jawaabay.

“Horta Wasiirada Hir-Shabeelle qaarkood waa Xildhibaano aniga xildhibaan maahi khilaafka iyo mooshinadii socday aniga saameyn kuma lihi aniga macodsan in xilka leyga qaado balse madaxweynaha ayaa ii arkay in uu meelo kale ii wareejiyo taasina aan ka wada hadalnay ayuu yiri Maxamed Maxamuud Cabdulle wasiirkii Maaliyada Maamulka Hir-Shabeelle ee shalay xilka laga qaaday.

Ugu dambeen waxa uu ugu baaqay Wasiirada kale ee ka tirsan maamulka Hir-Shabeelle in xilkaan uu yahay meerto islamarkaana la doonayo hadii xilka laga qaado ay si Nabad ah ku wareejiyaan.

- Advertisement -

Hoos Ka Dhageyso Codka

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts