HomeMaqalDhageyso:-Ra'iisul Wasaaraha oo kulan la qaatay Masuuliyiinta Hay'addaha Amniga

Dhageyso:-Ra’iisul Wasaaraha oo kulan la qaatay Masuuliyiinta Hay’addaha Amniga

Date:

Related stories

5 Waxyaabood Oo Raggu Si Qarsoodi Ah Uga Filayaan Xaasaskooda

Xiriirka guurka waxaa xoojiya waxyaabo yaryar oo mararka qaar aan si toos ah loo sheegin. Halkan ka ogow 5 arrimood oo rag badan ay jecel yihiin inay ka helaan xaasaskooda.

Doon Qorrax Ku Shaqaysa Oo 3,106 Mayl Safartay

Safare Finnish ah ayaa dhammeystay safar badeed oo 3,106 mayl ah, isagoo adeegsanaya doon uu isagu dhisay oo ku shaqaysa tamarta qorraxda oo keliya, iyadoo aan loo adeegsan shidaal dhaqameed.

Xasan Cali Kheyre Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa xalay kulan deg deg ah waxa uu la qaatay Masuuliyiinta Hay’addaha amniga dalka kadib qaraxii dadka badan ay ku dhinteen ee ka dhacay Xarunta Maamulka degmada Wadajir. Xubno ay ka mid yihiin Wasiirka Amniga Maxamed Abuukar Isloow Taliyaha hay’adda Nabad-Sugida Soomaaliya,ayaa Goobjoog ka ahaa kulankaas kuwaas oo wax […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Xasan Cali Kheyre Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa xalay kulan deg deg ah waxa uu la qaatay Masuuliyiinta Hay’addaha amniga dalka kadib qaraxii dadka badan ay ku dhinteen ee ka dhacay Xarunta Maamulka degmada Wadajir.

Xubno ay ka mid yihiin Wasiirka Amniga Maxamed Abuukar Isloow Taliyaha hay’adda Nabad-Sugida Soomaaliya,ayaa Goobjoog ka ahaa kulankaas kuwaas oo wax laga weeydiiyay qaraxii degamda Wadajir.

- Advertisement -

Dhamaan Masuuliyiintii kulankaas ka qeyb gashay ayuu Ra’iisul wasaare Kheyre,kala hadlay qaabkii uu u dahcay qaraxas xili Ciidamada Xasilinta Amniga ay howlgallo ka wadaan gudaha Magaalada Muqdisho.

Wasiirka Wasaarada Warfaafinta dowladda Cabdiraxmaan Cumar Cismaan Yariisow,oo kulanka kadib la hadlay Saxaafada ayaa faah faahiyay waxyaabihii ka soo baxay kulankaas.

Hoos Ka Dhageyso Codka

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts