HomeMaqalDhageyso:-Shaqadeyda ugu horeysa Puntland ayaan ka bilaabayaa"Wasiir Xoosh"

Dhageyso:-Shaqadeyda ugu horeysa Puntland ayaan ka bilaabayaa”Wasiir Xoosh”

Date:

Related stories

5 Waxyaabood Oo Raggu Si Qarsoodi Ah Uga Filayaan Xaasaskooda

Xiriirka guurka waxaa xoojiya waxyaabo yaryar oo mararka qaar aan si toos ah loo sheegin. Halkan ka ogow 5 arrimood oo rag badan ay jecel yihiin inay ka helaan xaasaskooda.

Doon Qorrax Ku Shaqaysa Oo 3,106 Mayl Safartay

Safare Finnish ah ayaa dhammeystay safar badeed oo 3,106 mayl ah, isagoo adeegsanaya doon uu isagu dhisay oo ku shaqaysa tamarta qorraxda oo keliya, iyadoo aan loo adeegsan shidaal dhaqameed.

Wasiirka Wasaaradda Dastuurka DFS Cabdi Xoosh Jibriil oo shalay gaaray Magaalada Garoowe ee Xarunta Gobolka nugaal ayaa faah faahiyay qorshada socalkiisa iyo waliba howlaha Shaqo e Wasaaarda Dastuurka Soomaaliya ay ka bilaabeyso deegaaanda Maamulka Puntland. Wasiir Xoosh,ayaa sheegay in sababaha uu u tagay Magaaalda Garoowe ay tahay sidii aan wada tashiyo ula sameyn lahaa dadka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wasiirka Wasaaradda Dastuurka DFS Cabdi Xoosh Jibriil oo shalay gaaray Magaalada Garoowe ee Xarunta Gobolka nugaal ayaa faah faahiyay qorshada socalkiisa iyo waliba howlaha Shaqo e Wasaaarda Dastuurka Soomaaliya ay ka bilaabeyso deegaaanda Maamulka Puntland.

Wasiir Xoosh,ayaa sheegay in sababaha uu u tagay Magaaalda Garoowe ay tahay sidii aan wada tashiyo ula sameyn lahaa dadka reer Puntland ee wax ka bedelka Dastuurka dalka oo haatan ah mid qabyo ah.

- Advertisement -

Waxa uu sheegay in ka wasaarada ahaan ay Shaqada ugu horeeysa ee arimaha Dastuurka ay u doorteen in ay Puntland ka bibaabaan maadaama ay tahay hooyada Maamula Goboleedyada dalka ka jira sida uu hadalka u dhigay.

Wasiir Xoosh ayaa Maalmaha soo socda sii joogo doona deegaanada Puntland isagoo madaxda iyo Bulshada qeybaheeda kala duwan kala tashan doona wax ka bedelka Dastuurka Soomaaliya oo hada ah mid qabyaa.

Hoos Ka Dhageyso Codka

- Advertisement -

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts