HomeMaqalDhageyso:-Amisom oo qalabeyneysa Ciidamada Booliiska Koonfur Galbeed

Dhageyso:-Amisom oo qalabeyneysa Ciidamada Booliiska Koonfur Galbeed

Date:

Related stories

5 Waxyaabood Oo Raggu Si Qarsoodi Ah Uga Filayaan Xaasaskooda

Xiriirka guurka waxaa xoojiya waxyaabo yaryar oo mararka qaar aan si toos ah loo sheegin. Halkan ka ogow 5 arrimood oo rag badan ay jecel yihiin inay ka helaan xaasaskooda.

Doon Qorrax Ku Shaqaysa Oo 3,106 Mayl Safartay

Safare Finnish ah ayaa dhammeystay safar badeed oo 3,106 mayl ah, isagoo adeegsanaya doon uu isagu dhisay oo ku shaqaysa tamarta qorraxda oo keliya, iyadoo aan loo adeegsan shidaal dhaqameed.

Madaxweyne ku xigeenka Maamulka koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa faah faahin ka bixiyay kulan uu la qaatay Saraakiil ka socotay booliiska Amisom oo shalay gaaray Magaaalda Baydhabo ku waas oo u kuur galayay qabka ay u shaqeeyaan ciidamada Booliiska Maamulka koonfur Galbeed Soomaaliya. Maxamed Xasan Fiqi,Madaxweyne ku xigeenka Maamulka koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa sheegay in ay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweyne ku xigeenka Maamulka koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa faah faahin ka bixiyay kulan uu la qaatay Saraakiil ka socotay booliiska Amisom oo shalay gaaray Magaaalda Baydhabo ku waas oo u kuur galayay qabka ay u shaqeeyaan ciidamada Booliiska Maamulka koonfur Galbeed Soomaaliya.

Maxamed Xasan Fiqi,Madaxweyne ku xigeenka Maamulka koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa sheegay in ay u gudbiyeen madaxdii ka socotay booliiska Amisom baahiyaha ay qaaban ciidamada sida Dareeska ciidanka qalabka wax lagu baaro iyo sidoo kale tababaro dheeri ah oo ay siiyaan Ciidamada Booliska Koonfur Galbeed.

- Advertisement -

Waxa uu sheegay Saraakiishii uu kulanka la qaatay oo uu hoggaaminayay taliyaha Ciidamada booliiska Amisom ee jooga Sooamaliya Gen,Bile oo u dhashay dalka Koonfur Afrika ay u balan qaaden in ay dhamestiri la hayeen qalabka ay u Shaqeyaan ciidamada kana arada.

Hoos Ka Dhageyso Codka

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts