HomeCaalamkaMadaxweynaha waqooyiga Kuurya oo ka codsaday Madaxweyne Trump kulan xasaasi ah

Madaxweynaha waqooyiga Kuurya oo ka codsaday Madaxweyne Trump kulan xasaasi ah

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Wargeyska JOSUN ILBO ee ka soo baxa dalka Koonfurta Kuurya waxa uu saakayto oo Isniin ah qoray inuu Kim Jong Un qoraal u diray Madaxweyne Trump, kana codsaday Kulankaasi. Warqadda Kim Jong u diray Trump ayaa la sheegay in la sii marsiiyey gacan kale oo aan la shaacinin, sida uu Wargeyskaasi ka soo xigtay ilo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wargeyska JOSUN ILBO ee ka soo baxa dalka Koonfurta Kuurya waxa uu saakayto oo Isniin ah qoray inuu Kim Jong Un qoraal u diray Madaxweyne Trump, kana codsaday Kulankaasi.

Warqadda Kim Jong u diray Trump ayaa la sheegay in la sii marsiiyey gacan kale oo aan la shaacinin, sida uu Wargeyskaasi ka soo xigtay ilo Diplomaasiyadeed oo aan la carabaabin.

- Advertisement -

Dhinaca kale, Waaxda Arrimaha Dibedda ee Mraaykanka iyo Safaaradda Maraykanka ku leeyihiin caasimadda dalka Koonfurta Kuurta ee Siyool midnaba kama hadlin wararka sheegaya inuu Hoggaamiyaha Waqooyiga qoraal u diray Donald Trump.

Labada Hoggaamiye waxay Kulankoodii ugu horreeyey ku yeesheen dalka Singabuur bishii June ee sannadkan, iyagoo ku heshiiyey in laga shaqeeyo sidii ay Waqooyiga Kuurya u burburin lahaayeen Hubkooda Nukliyeerka.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts