HomeCaalamkaSoomaaliya oo ku guuleysatay doorashada Golaha Xuquuqul Insaanka ee QM

Soomaaliya oo ku guuleysatay doorashada Golaha Xuquuqul Insaanka ee QM

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Soomaaliya ayaa loo doortay xubinnimada Golaha Xuquuqul Insaanka Qaramada Midoobey muddo seddex sano oo ka bilaabmaysa 1 Janaayo, 2019-2021, iyadoo ku soo baxday 170 cod oo ay kaga dhex tartantay koox dalal Afrika ah. Soomaaliya waxa ay ku guuleysatay in xubin cusub ka noqoto Golaha Xuquuqul Insaanka ee Qaramada Midoobey kadib dadaal xooggan oo uu […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Soomaaliya ayaa loo doortay xubinnimada Golaha Xuquuqul Insaanka Qaramada Midoobey muddo seddex sano oo ka bilaabmaysa 1 Janaayo, 2019-2021, iyadoo ku soo baxday 170 cod oo ay kaga dhex tartantay koox dalal Afrika ah.

Soomaaliya waxa ay ku guuleysatay in xubin cusub ka noqoto Golaha Xuquuqul Insaanka ee Qaramada Midoobey kadib dadaal xooggan oo uu muujiyay Ergeyga Joogtada ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u qaabilsan Xarunta Qaramada Midoobey ee New York, Danjire Abuukar Daahir Cusmaan.1

- Advertisement -

93 xubnood ee Golaha guud ee Qaramada Midoobey ayaa kulan doorasho ah qabsaday si loo doorto xubnaha cusub ee Golaha Xuquuqul Insaanka Qaramada Midoobey. 18 xubnood ee cusub ee la doortay waxay ku soo baxeen cod aqlabiyad leh oo si qarsoodi ah loo qaaday. Dal waliba oo xubin ka noqonaya golahaasi waxaa looga baahnaa inuu la yimaado in aan ka yarayn 97 cod si loogu doorto golaha.

Soomaaliya waxay ka dhex tartamaysay koox dalal Afrikaan ah si ay u hesho kursi. Waxaa Soomaaliya la mid ahaa Burkina Faso, Cameroon, Eritrea iyo Togo, iyadoo Soomaaliya  lagu doortay cod aqlabiyad leh oo ah 170 cod oo ka qeyb ah 193 codeeyeyaal.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts