HomeCaalamkaNin Falastiini oo la dilay iyo boqolaal kale oo la dhaawacay.

Nin Falastiini oo la dilay iyo boqolaal kale oo la dhaawacay.

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Askarta Yuhuudda waxay shalay isku dhaceen Dibadbaxbaxayaal Falastiiniyiin ah oo ku sugnaa Bariga Marinka Qasa, meel ku dhow Xuduudka Yuhuudda. Ugu yaraan hal qof oo Falastiini ayaa lagu dilay Toogashadaasi, halka 220-kalena lagu dhaawacay. Afhayeenka Wasaaradda Caafimaadka ee Qasa, Ashraf Al-qadra waxa uu u sheegay Suxufiyiinta inay Askarta Yuhuudda toogasho ku dileen Marxuum la oran […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Askarta Yuhuudda waxay shalay isku dhaceen Dibadbaxbaxayaal Falastiiniyiin ah oo ku sugnaa Bariga Marinka Qasa, meel ku dhow Xuduudka Yuhuudda.

Ugu yaraan hal qof oo Falastiini ayaa lagu dilay Toogashadaasi, halka 220-kalena lagu dhaawacay.

- Advertisement -

Afhayeenka Wasaaradda Caafimaadka ee Qasa, Ashraf Al-qadra waxa uu u sheegay Suxufiyiinta inay Askarta Yuhuudda toogasho ku dileen Marxuum la oran jirey Axmed Yaghi oo 25-jir ahaa.

Dibadbaxyadda Falastiiniyiintawaxa uu shalay galay Jimcihii 19-aad, kaasi oo ay kaga soo horjeedaan dhulalka Falastiin ee ay Yuhuudda xoogga ku haystaan, waxaana Dibadbaxyadaasi lagu dilay guud ahaan 155 Falastiiniyiin ah, halka in ka badan 1,700 kalena lagu dhaawacay.

- Advertisement -

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts