HomeCaalamkaRa’iisul Wasaare laga helay COVID-19 oo Digniin u diray shacabkiisa

Ra’iisul Wasaare laga helay COVID-19 oo Digniin u diray shacabkiisa

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Ra’iisul Wasaaraha dalka Britain Boris Johnson ayaa ayaa farriinta digniinta oo qoraal ah u dilay shacka dalkaasisu sheegay iney shacabku raacaan talooyinka ay soo jeedinayaan khubarada caafimaadka si ay naftooda uga badbaadiyaan cudurka safmarka ah. Mr Boris Johnson oo karantiil ku jira kaddib marki laga helay Fayrsaka Covid-19 ayaa sheegay haddii loo baahdo iney dowladdu […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ra’iisul Wasaaraha dalka Britain Boris Johnson ayaa ayaa farriinta digniinta oo qoraal ah u dilay shacka dalkaasisu sheegay iney shacabku raacaan talooyinka ay soo jeedinayaan khubarada caafimaadka si ay naftooda uga badbaadiyaan cudurka safmarka ah.

Mr Boris Johnson oo karantiil ku jira kaddib marki laga helay Fayrsaka Covid-19 ayaa sheegay haddii loo baahdo iney dowladdu hirgelisay tillaabbooyin adag oo hor leh.

- Advertisement -

Muwaadiniinta dalkaasina marka ay ku sugan yihiin meel guriyahooda ka baxsanna waa iney racaan ayuu yiri talooyinka ay soo jeediyaan xirfadlayaasha caafimaadka.

“Tallaabbooyinka ay dowladdu qaadeyso waxay u qaadeysaa maadaamaa dowladda lagu eedeeyey iney weli qaadin tallaabbooyin adag.”

Farriinta qoraalka oo qoysas ka badan 30 milyan guri ka guri lagu gaarsiinayo daabacaadda farriinta Ra’isal wasaaraha waxay dowladdu ka kaharsh gareeysay 5.8. malyan oo gini.

- Advertisement -

“Waxaan doonayaa inaan idiin caddeeyo faafitaanka cudurka inta uu isbeddel ku iman ka hor iney dhici karaan dhibaatooyin adag oo muwaaddiniinta soo wajahdo” ayuu yiri.

Dalka Britain waxaa cudurka Coronavirus laga helay dad ka badan 17,089 iyada oo ay cudurka u dhinteen 1,019 qof, shalay oo keli ahna ay cudurka u dhinteen 260 qof.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts