HomeCaalamkaAkhriso:-Tirada Dad u dhintay Cabsi ka dhalatay Cudurka Coronavirus

Akhriso:-Tirada Dad u dhintay Cabsi ka dhalatay Cudurka Coronavirus

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Ugu yaraan 23 qof ayaa ku dhimatay mid kamid ah xabsiyada ugu weyn dalka Colombia, kaddib markii ay dhacday wax ay mas’uuliyiinta ku tilmaameen isku day baxsasho oo ay sameeyeen qaar kamid ah maxaabiista, kuwaas oo ka cabsi qabay xanuuka corona. Wasiirka cadaaladda ee dalka Colmbia, Margarita Cabello ayaa sheegtay in sidoo kale isku daygan […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ugu yaraan 23 qof ayaa ku dhimatay mid kamid ah xabsiyada ugu weyn dalka Colombia, kaddib markii ay dhacday wax ay mas’uuliyiinta ku tilmaameen isku day baxsasho oo ay sameeyeen qaar kamid ah maxaabiista, kuwaas oo ka cabsi qabay xanuuka corona.

Wasiirka cadaaladda ee dalka Colmbia, Margarita Cabello ayaa sheegtay in sidoo kale isku daygan ay ku dhaawacmeen 83 maxaabiis ah. Waxay intaa raacisay in ay ku guda jiraan baaritaan ku aadan arrintaas.

- Advertisement -

Mr Cabello ayaa sidoo kale sheegtay in 32 maxaabiis ah iyo 7 kamid ah ilaalada xabsiyada ay jiifaan isbitaal, halka laba kamid ah ilaalada maxaabiistana xaaladoodu ay aad u daran tahay.

Sida laga soo xigtay wasaaradda cadaaladda ee dalkaas, xabsiyada dalkaas oo gaaraya 132 ayaa waxaa loogu talaagalay maxaabiis dhan 81 kun, balse waxaa ku xiran 121 kun maxbuus, taas oo muujineysa in tiradii loogu talagalay ay aad uga badan tahay.

Guud ahaan dalka Colombia waxaa laga soo wariyay 231 kiis oo cudurka corona, halka laba qofna ay u dhinteen.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts