HomeCaalamkaWarbixin: Cudurka Corona oo sababay inay kordhaan xaaladaha furriinka ee Shiinaha

Warbixin: Cudurka Corona oo sababay inay kordhaan xaaladaha furriinka ee Shiinaha

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Baaritaanno la sameeyay ayaa lagu ogaaday in ay sii kordhayaan tirade lamaanayaasha nolosha ku kala tagay kuwaa oo Feyruskan uu iska horkeenay. Maamulaha xafiiska Guurka ee magaalada DazHu ee ku taala Koonfur bari ee dalka shiinaha ayaa sheegay in 300 oo dalab furriin ah ay soo gaartay xafiiskiisa muddo 24 sacadood gudahood ah sida uu […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Baaritaanno la sameeyay ayaa lagu ogaaday in ay sii kordhayaan tirade lamaanayaasha nolosha ku kala tagay kuwaa oo Feyruskan uu iska horkeenay.

Maamulaha xafiiska Guurka ee magaalada DazHu ee ku taala Koonfur bari ee dalka shiinaha ayaa sheegay in 300 oo dalab furriin ah ay soo gaartay xafiiskiisa muddo 24 sacadood gudahood ah sida uu u sheegay Wargeeyska Daily Mail.

- Advertisement -

Maamulaha Xafiiska Guurka Magaaladan DAZHU ayaa sheegay in arrintaasi ay ka  dhalatay xaasaska oo ku qasbanaaday in waqti dheer oo ka badan intii loo baahnaa guriga ku wada sugaadaan iyo waliba Karaantiilka qasabka ah ee ay dowladda soo rogtay

Mas’uulkan ayaa xusay in tirade feelasha dalabka furriinka ee soo gaaraya xafiiskiisa ay laba jibbaar meen tan iyo markii uu dillaacay xanuunkan COVID19 .

Magaaladan kaliya kuma koobna dalabaadkan faraha badan ee Furriinka , waxaana jira in Gobolka Shiinaha ku yaal ee la yiraahdo Shanji isna la diiwaan galiyay tiradii ugu badneeyd dadka doonaya in ay ku kala tagaan nolosha xaasnimo , maalin kaliya ayaa xafiiska guurka u qaabilsan gobolkan waxaa soo gaaray 14 dalab furriin ah.

- Advertisement -

Dhanka kale Gobolka Fujiyan ayaa isna soo saaray heer aan la dhaafsiin Karin qabashada feelasha  furriin doonka ah maadaama dad aad u farabadan ay soo codsanayaan in ay kala tagaan .

Dowaldda shiinaha ayaa sheegtay in hoos u dhac la taaban karo uu jiro dmarka la eego dadka u dhimanaya xanuunkan , laakin wali khatarta ay taagan tahay loogana baahan yahay dadweynaha in ay taxaddar muujiyaan.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts