HomeCaalamkaBoqolaal dad ah oo ka Careysan Warkii kasoo yeeray Iiraan oo Banaanbax...

Boqolaal dad ah oo ka Careysan Warkii kasoo yeeray Iiraan oo Banaanbax dhigay

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Boqollaal dibadbaxayaal ah ayaa isugu soo baxay waddooyinka caasimadda Iran, ee Tehran, iyagoo muujinaya caro ay u qabaan dowladda, uguna yeeraya beenaalayaal inkiray inay soo rideen diyaarad rakaab ay saarnaayeen oo laga leeyahay dalka Ukraine. Dibadbaxyada ayaa ka dhacay bannaanka ugu yaraan labo jaamacadood, iyadoo la sheegay in booliiskuna uu adeegsaday sunta dadka ka ilmeysiisa. […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Boqollaal dibadbaxayaal ah ayaa isugu soo baxay waddooyinka caasimadda Iran, ee Tehran, iyagoo muujinaya caro ay u qabaan dowladda, uguna yeeraya beenaalayaal inkiray inay soo rideen diyaarad rakaab ay saarnaayeen oo laga leeyahay dalka Ukraine.

Dibadbaxyada ayaa ka dhacay bannaanka ugu yaraan labo jaamacadood, iyadoo la sheegay in booliiskuna uu adeegsaday sunta dadka ka ilmeysiisa.

- Advertisement -

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa bartiisa Twitter-ka taageero ugu muujiyay dibadbaxayaasha.

Iran ayaa shalay qiratay inay “si kama` ah” usoo ridday diyaaradda, saddex maalmood kaddib burburkii diyaaradda oo ay ku dhinteen dhammaan 176 qof oo saarnaa.

Duullimaadka Ukraine International Airlines ee PS752, ayaa Arbacadii lagu soo riday meel u dhow garoonka Imam Khomeini ee magaalada Tehran, wax yar kaddib markii ay halkaasi ka duushay, iyo saacado yar un kaddib markii ay Iiraan gantaallo ku tuurtay labo saldhig oo ciidamada Mareykanku ay ku leeyihiin Ciraaq.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts