HomeCaalamkaAfganistan oo markii u horreysay Qalab Caafimaad u soo dhoofisay Somalia

Afganistan oo markii u horreysay Qalab Caafimaad u soo dhoofisay Somalia

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Shabakadda Wararka ee wadsam.com waxay maanta qortay inay Afganistan markii ugu horreyay ay Somalia u soo dhoofisay qalabka Daaweynta  iyo wax-soo-saarka dhinaca Nadaafadda. Madaxa Rugta Ganacsiga iyo Wershadaha ee  Gobalka Heart ee Galbeedka dalkaasi, Xamiidullaahi Khadiim ayaa sheegay in 25 nooc oo qalabka Daawaynta oo ay Wershadda Asia Pharma loo diray dalka Somalia. Waxa uu […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Shabakadda Wararka ee wadsam.com waxay maanta qortay inay Afganistan markii ugu horreyay ay Somalia u soo dhoofisay qalabka Daaweynta  iyo wax-soo-saarka dhinaca Nadaafadda.

Madaxa Rugta Ganacsiga iyo Wershadaha ee  Gobalka Heart ee Galbeedka dalkaasi, Xamiidullaahi Khadiim ayaa sheegay in 25 nooc oo qalabka Daawaynta oo ay Wershadda Asia Pharma loo diray dalka Somalia.

- Advertisement -

Waxa uu sheegay in Xamuulka Koowaad ka kooban yahay 3 Kontaynar ah oo midkiiba culayskiisu dhan yahay 30 Tan, oo ay ku jiraan 25 nooc oo qalabka Daaweynta ah.

- Advertisement -

Xamiidullaahi Khadiim  waxa kale oo uu tillmaamay in qeyb ka mid ah Shixnadahaasi ay mar hore gaareen Somalia, halka labada kale la soo marsiin doono Turkiga.

4 Shirkadaha Qalabka Caafimaadka ayaa ka hawlgala Gobalka Heart ee dalka Afganistan, iyadoo 6 kalena la aqoonsaday.

Xigasho: wadsam.com

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts