HomeCaalamkaHooyo Falastiini iyo ilmaheeda oo lagu dilay duqeymo ka dhacay M/Qasa

Hooyo Falastiini iyo ilmaheeda oo lagu dilay duqeymo ka dhacay M/Qasa

Date:

Related stories

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Soomaalida Haysta TPS-ka Oo Wajahaya Isbeddel Sharci

Maxkamad federaal ah oo ku taalla Boston ayaa u oggolaatay maamulka Trump inuu sii wado joojinta TPS-ka Soomaalida, taas oo saameyn karta in ka badan 1,000 qof oo ku nool Mareykanka.

Pheromone Maxxing:Rag Ka Taga Qubayska Si Ay U Soo Jiitaan Dumaraka.

Dhaqan cusub oo TikTok ku faafaya ayaa ragga qaar ku dhiirrigelinaya inay iska dhaafaan qubayska iyo deodorant-ka, iyagoo aaminsan in urta dabiiciga ah ay kordhin karto soo jiidashada.

Xasuuqii Rwanda: Nin Xabsi Daa’in Lagu Xukumay

Maxkamad ku taalla The Hague ayaa xabsi daa’in ku xukuntay muwaaddin Rwanda ah oo lagu helay dambiyo la xiriira xasuuqii 1994, kaddib baaritaan socday sannado iyo marqaatiyo badan oo la dhageystay.

Wasaaradda Caafimaadka ee Marinka Qasa ayaa sheegtay inay Diyaaradaha Dagaalka Yuhuudda duqeyn ba’an ka geysteen qeybo ka tirsan magaalladda Qasa, iyadoo mid ka mid ah weeraradaasi lagu dilay Hooyo Xaamilo ah oo la oran jirey Falastiini Abu Arar oo 37-jir ahayd iyo cunageeda ooh al sanno ahaa. Duqeynta lagu dilay Hooyadaasi iyo ilmaheeda ayaa waxa […]

- Advertisement -

Wasaaradda Caafimaadka ee Marinka Qasa ayaa sheegtay inay Diyaaradaha Dagaalka Yuhuudda duqeyn ba’an ka geysteen qeybo ka tirsan magaalladda Qasa, iyadoo mid ka mid ah weeraradaasi lagu dilay Hooyo Xaamilo ah oo la oran jirey Falastiini Abu Arar oo 37-jir ahayd iyo cunageeda ooh al sanno ahaa.

Duqeynta lagu dilay Hooyadaasi iyo ilmaheeda ayaa waxa uu ka dhcaay Deegaanka Zeytuun ee Bariga magaalladda Qasa, iyadoo duqeyn kalena lagu dilay Marxum la oran jirey Cimaad Naasir oo 22-jir ah, iyadoo 19-kalena lagu dhawaacay.

- Advertisement -

Dagaalamayaasha XAMAAS iyo Jihaad Islaami waxay iyagana ilaa 200 Gantaal ku duqeeyeen magaallooyin iyo Tuullooyin ku yaalla Koonfurta Yuhuudda

Diyaaradaha Dagaalka Yuhuudda waxaa la sheegay inay duqeeyeen 70 bar-tilmaameed oo ku yaalla Marinka Qasa.

Dhinaca kale, Wasaaradda Arrimaha Dibedda ee Maamulka Falastiin waxay ugu baaqeen Golaha Ammaanka ee QM inay si wadajir ugu baaqaan Yuhuudda inay joojiyaan duqeymaha ay ku hayaan Marinka Qasa.

- Advertisement -

Dowladaha xubnaha ka ah Ururka Midowga Europe waxay ku baaqeen in la joojiyo dagaalka, iyadoo QM ku baaqday deganaansho.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories