HomeCaalamkaSacuudiga iyo Imaaraadka Carabta oo soo dhaweeyey Maamulka Cusub ee la wareegay...

Sacuudiga iyo Imaaraadka Carabta oo soo dhaweeyey Maamulka Cusub ee la wareegay Talada Suudaan

Date:

Related stories

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Soomaalida Haysta TPS-ka Oo Wajahaya Isbeddel Sharci

Maxkamad federaal ah oo ku taalla Boston ayaa u oggolaatay maamulka Trump inuu sii wado joojinta TPS-ka Soomaalida, taas oo saameyn karta in ka badan 1,000 qof oo ku nool Mareykanka.

Pheromone Maxxing:Rag Ka Taga Qubayska Si Ay U Soo Jiitaan Dumaraka.

Dhaqan cusub oo TikTok ku faafaya ayaa ragga qaar ku dhiirrigelinaya inay iska dhaafaan qubayska iyo deodorant-ka, iyagoo aaminsan in urta dabiiciga ah ay kordhin karto soo jiidashada.

Xasuuqii Rwanda: Nin Xabsi Daa’in Lagu Xukumay

Maxkamad ku taalla The Hague ayaa xabsi daa’in ku xukuntay muwaaddin Rwanda ah oo lagu helay dambiyo la xiriira xasuuqii 1994, kaddib baaritaan socday sannado iyo marqaatiyo badan oo la dhageystay.

Dowladda Sacuudiga waxay sheegtay inay taageersan tahay Golaha la wareegay talada dalkaasi, isla markaana ay u soo diri doonaan Gargaar degdeg ah. Wakaalladda Wararka Sacuudiga ee SPA  waxay shegetay inuu Boqorka Sacuudiga, ahna Qaadumka Labada Xaram ee Shariifaynka, Boqor Salmaan Bin C/casiis inuu bixiyey qaabka loo taageeri doono Sacuudiga, isagoo sheegay inay Suudaan u diri […]

- Advertisement -

Dowladda Sacuudiga waxay sheegtay inay taageersan tahay Golaha la wareegay talada dalkaasi, isla markaana ay u soo diri doonaan Gargaar degdeg ah.

Wakaalladda Wararka Sacuudiga ee SPA  waxay shegetay inuu Boqorka Sacuudiga, ahna Qaadumka Labada Xaram ee Shariifaynka, Boqor Salmaan Bin C/casiis inuu bixiyey qaabka loo taageeri doono Sacuudiga, isagoo sheegay inay Suudaan u diri doonaan Gargaar Degdeg ah o oay ku jiraan Shidaal, Qamadi iyo Daawooyin.

- Advertisement -

Dhinaca kale, Dowladda Imaaraadka Carabta waxay sheegtay inay soo dhaweynayaan Madaxa Cusub ee Golaha Milliteriga ee la wareegay Talada dalka Suudaan, isla markaana  ay Taageero Aadminimo gaarsiin doonaan Shacabka Suudaan.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories