HomeCaalamkaTirada tahriibayaasha ku haftay Badda Jabuuti oo sii korortay

Tirada tahriibayaasha ku haftay Badda Jabuuti oo sii korortay

Date:

Related stories

Somaliland President Irro Set for Official Visit to Israel

Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi, known as Irro, is...

President Mohamud: Opposition lacks political vision since 2023

Somali President Hasan Sheikh Mohamud said opposition groups have...

Soomaaliya oo Urdun kaga wada hadashay caddaaladda kala-guurka

Soomaaliya oo Urdun kaga wada hadashay caddaaladda kala-guurka Cammaan, Urdun...

Three Officers Wounded as Al-Shabaab Strikes Elite SOG Base in Mandera

Three police officers sustained injuries when suspected Al-Shabaab fighters attacked a Special Operations Group (SOG) camp in Fino, located in Lafey Sub-County, Mandera County, on Friday night.

Somalia Gives Referee Omar Artan a Hero’s Welcome After U.S. Entry Denial

“What happened will not disappoint me, and I promise you that I will participate in the 2030 World Cup,” he said. He also urged Somali youth not to lose faith in their country or their passport.
- Advertisement -

Maydadka 52 qof ayaa la sheegay in laga helay Badda Jabuuti, halka weli la la’ yahay Tahriibayaashii kale ee la socday 2 dooni oo ku degtay meel ka baxsan Xeebaha Jabuuti.

Ilaa 16 qof ayaa la sheegay in laga soo badbaadiyey masiibadaasi, iyadoo ay Hay’adda Socdaalka Caalamiga ee IOM sheegtay inay Tahriibayaal Soomaali iyo Ethiopian ah la socedeen Doonyahaasi ku sii jeeday dalka yemen.

- Advertisement -

Kooxaha Gurmadka ayaa la sheegay inay weli Tahriibayaasha lagu la’ yahay ka baadi-goobayaan Badad ka baxsan Xeebta Gobalka Obokh, halkaasi oo ay Tahriibayaasha horey uga ambabaxeen

Si kastaba ha ahaatee,Hay’adda IOM ayaa sheegtay in ugu yaraan 199 qof lagu la’ yahay labada dooni ee Talaadadii hore ku degtay Xeebaha Jabuuti.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories