HomeCaalamkaSawirro:-Wasiir Maareeye oo ka war bixiyay ganacsiga iyo Kheyraadka Dalkeenna

Sawirro:-Wasiir Maareeye oo ka war bixiyay ganacsiga iyo Kheyraadka Dalkeenna

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Wasiirka Wasaaradda ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir, ayaa Saakay khudbad dheer oo ka hadlaysa Ganacsiga, khayraadka Dalkeenna iyo fursadaha Maalgashi ee jira ka jeediyey shirka Wasiirrada ganacsiga Africa iyo Turkiga oo Maalintii Labaad ka socda Magaalada Istanbul. Shirkan oo ah kii Labaad ee ay ku kulmaan Dowladaha Afrika iyo Turkiga, ayaa Shalay ka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wasiirka Wasaaradda ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir, ayaa Saakay khudbad dheer oo ka hadlaysa Ganacsiga, khayraadka Dalkeenna iyo fursadaha Maalgashi ee jira ka jeediyey shirka Wasiirrada ganacsiga Africa iyo Turkiga oo Maalintii Labaad ka socda Magaalada Istanbul.

Shirkan oo ah kii Labaad ee ay ku kulmaan Dowladaha Afrika iyo Turkiga, ayaa Shalay ka furmay Magaalada Istanbul, kaasoo lagu wado in Maanta lasoo gaba-gabeeyo, iyadoo lagu gorfeyn doono sidii ay dhinacyadaasi isaga kaashan lahaayeen sare u qaadidda dhaqaalaha, ganacsiga iyo fursadaha maal-gashi ee ka jira Qaaradda.

- Advertisement -

Dowladaha Soomaaliya iyo Turkiga ayaa leh xiriir Walaaltinimo iyo mid saaxiibtinimo oo soo jireen ah, kaasoo ku qotoma xagga dhaqaalaha, ganacsiga iyo wax is-dhaafsiga, waxanay Dowladda Ankara xilligan door lama illaawaan ah ku leedahay kaalinta fir-fircoon ee ay kaga jirto arriamaha taakulaynta iyo soo kabasha Dalka Soomaaliya.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts