HomeCaalamkaMadaxweynaha Zimbabwe oo Hoggaamiyaha Mucaaradka kala hadlayo Rabshadaha ka taagan dalkaasi.

Madaxweynaha Zimbabwe oo Hoggaamiyaha Mucaaradka kala hadlayo Rabshadaha ka taagan dalkaasi.

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Qoraal uu bartiisa Twitter-ka soo dhigay Madaxweyne Emmerson Manangagwa waxa uu ku sheegay inuu Hoggaamiyaha Mucaaradka, Nelson Chamisa kala hadlayo sidii loo joojin lahaa Xiisadda ka dhalatay Dooraashaddii isbuucan ka dhacay dalkaasi, Madaxweynuhu waxa uu ku baaqay in Baaritaan Madax Bannaan lagu sameeyo qalalaasihii shalay ka dhacay caaasimadda dalkaasi ee Harare, oo  3 qof lagu […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Qoraal uu bartiisa Twitter-ka soo dhigay Madaxweyne Emmerson Manangagwa waxa uu ku sheegay inuu Hoggaamiyaha Mucaaradka, Nelson Chamisa kala hadlayo sidii loo joojin lahaa Xiisadda ka dhalatay Dooraashaddii isbuucan ka dhacay dalkaasi,

Madaxweynuhu waxa uu ku baaqay in Baaritaan Madax Bannaan lagu sameeyo qalalaasihii shalay ka dhacay caaasimadda dalkaasi ee Harare, oo  3 qof lagu dilay.

- Advertisement -

Dhinaca kale, Ciiddamo Milliteri ayaa maanta la soo dhigay Waddooyinka magaalladda Harare, si looga hortago Rabshado kale oo dheeraad ah.

- Advertisement -

Inta badan Goobaha Ganacsiga wey xiran yihiin, iyadoo dhowr waddo lagu gooyey Dhagxaan iyo haraagga Taayaradii shalay la gubay.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts